CUDURRADA KU CUSUB DUNIDA EE AAN WELI HEYBTOODA LA GARAN
Cudurro aan wali la arag ayey ka cabanayaan Ummadda Soomaaliyeed! Marka aad la sheekaysato dad badan oo Caasimadda ku nool waxaa habeen kasta ku...
WAA MAXAY DOORASHO?
Waa Su'aal mudan in la is weydiyo runtii waxan raba inaan idilna wadaago Qormo gaaban
Doorasho waa Nidaam Codbixiyayashu ay ku doortaan wakiiladooda iyo Hoggaankooda...
MAXAA NOOGA LUMAY ISTICMAALKA INTERNET-KA
Ma yara howlaha aan la kulanay markii aan qabatinay isticmaalka internet-ka kadib kaas oo ah aalad ku soo biirtay caalamka wax badanna saameyn ku...
MAXAA KAA HORTAAGAN INAAD HORUMAR SAMEYSO?
Dabcan dad badan waxay isbeddel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u celinaya, kana hortaagan inay gaaraan horumar la taaban karo.
Halkan hoose waxaa...
DF oo Ceel-biyood iyo adeegyo kale oo Bulsho ka hirgelisay deegaan laga xoreeyay Khawaarijta
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ceel biyood iyo adeegyada kale ee bulshada ah ka hirgelisay deegaanka Waab-weyn ee gobolka Hiiraan oo ka mid ah goobihii...
‘Kaamka Soomaalida ee GASA’ (WARBIXIN)
Shacabka Soomaaliyeed ayaa markaan u istaagay inay taageero u muujiyaan Walaalahooda Reer Falastiin gaar ahaan kuwa ku dulman Maarinka Gasa, waxayna Yuhuuddu ku hayaan...
Xarunta Tubsan waa Habka La-dagaalanka Argagaxisada ee Bulshada oo dhan’ (WARBIXIN)
In ka badan 15 sano oo ay al-Shabaab la dagaalamayeen, hoggaamiyayaasha Soomaalidu waxay ogaadeen in aan looga adkaan karin kooxda Argagixsada qaab ciidan oo...
Masoud Pezeshkian oo ku guuleystay xilka madaxtinimo ee Iran
Masoud Pezeshkian ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska ahayd ee loo dareeray maalinimadii shalay sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dalka Iran.
Pezeshkian ayaa...
NIYAD SAMIDA GANACSIGA FURFURAN AYAA GUUL KEENA
Soomaaliya waa dal Qani ku ah Kheyraad badan balse aan laga faa’iideysanin goor hore, Nimcadda ALLAH SWT dalkani ku maneystay lama soo koobi karro...
BEERASHADA CUDBIGA IYO BARIISKA AYAA DOOR WACAN KA QAADAN KARA DALKA
Dalka Soomaaliyeed waa dal hodon ku ah kheyraad badan uu Alle ku maneystay waa dal ku wanaagsan hirgalinta mashaariicyo horumarineed sidaTacbashada beeraha oo muhiim...