Maqaallada

MAXA LAGU GARTA QOFKA XAASIDKA AH?.

0
Xaasidnimada waxaan oran karnaa waa laba qaybood mid uu qofka ku dhasho iyo mid qofka uu gadaal ka noqdo iyada oo ay ku kaliftay...

MADAXWEYNIHII U ISTAAGAY CIRIBTIRKA KHAWAARIJTA IYO BADBAADINTA SHACABKA SOOMAALIYEED

0
Abaal ninkii galaa waa in loo gudaa gar weeye, waa in la xusaa had iyo jeer kuwa sameeya taariikhaha dalka gaar ahaan xilliyadaan oo...

HADDAAD DADAASHO WAAD GUULEYSAN KARTAA

0
Marna ha ka labalabeyn in aad guuleysan karto waa qofna uma dhalan in uu guuleysto oo keliya. Rabitaaanka ama doonista ayaa ah waxa muhiimka ah...

WARGEYSKU WAA WEHELKA QOF WALBA OO WAX AKHRINTA JECEL (QEYBTII 2-AAD)

0
Xilligii burburka dalka waxay Saxaafadda Soomaaliyeed Ku begantay waqti aan dowlad dhexe oo xooggan aysan dalka Ka jirin, waxay ku soo beegantay qaran bur-buray...

MUQDISHO OO AY KU SOO BADANAYAAN DHISMAYAASHA CASRIGA AH EE DUNIDA.

0
Magaalada muqisho ee caasimada dalka waa magaalo madaxda dalka waa magaalo ay ku nool yihiin shacab aad u badan waana magaalo Ka soo kabsatay...

XATOOYADA XAQA IYO XOOLAHA DADWEYNAHA XAARAAN INAY TAHAY YAA MOOG?

0
Ma oga inuu Mas’uul yahay, mana oga in lagu aaminay, mar haddey sidaa tahay ogoow xaasid baa tahay, ogoow midaan xishoonin baa tahay, ogoow...

kHUDAARTA IYO FURUTADA OO KOR U KAC KU YIMID SICIRKOODA

0
bilooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay gabaabsi ku yimid wax soo saarka beeraha gaar ahaan khudaarta cagaaran oo sida aadka ah bulshada ugu...

GANACSIGA BARIGA AFRIKA OO ISBEDDEL KU YIMID.

0
Waxaa lala yaaban yahay sida mar kaliyah ah saameyn ballaaran oo muuqata ku yeelatay gobolka, arrintani ayaa waxaa loo aaneynayaa cudurka kediska ku soo...

HA TAAGEERIN COLAAD SOKEEYE

0
Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa dab iyo dagaal midna laguma degdego waayo soomaalidu waxay ogtahay ama ay waayo arag u tahay dhibaatada colaadda sokeeye . Qof...

CIIDAMMADEENNU GACANNA DALKEY KU DIFAACAYAAN GACANNA GURMADKEY KU BIXINAYAAN

0
aa talo kula gudboon tahay in aad hagaajiso xusuusatana wanaagga iyo karaamada dalkaaga uu leeyahay . Muwaadinka dhabta ah waa kan dhibta la qeybsanaya caruurta...