Maqaallada

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

0
14-ka Oktoobar,gaar ahaab 2017-kii waaa dhacdado aad u xanuun badan oo laheyd naxdin iyo amakaag,,kadib kolkii maalin qura ay dhibaatooyin isugu jiray dhimasho,dhaawacyo iyo...

Soomaali, Qaxooti ah, Muslim Xijaaban oo ku biirtay Barlamaanka Ingriiska (WARBIXIN)

0
Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay kursiga Baarlamaanka Ingiriiska ee uu banneeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska, Keir Starmer. Xisbiga Labour ee Dalka Britain ayaa...

Mashruuca Turkiga ee Xarunta Hawada sare ee Soomaaliya oo qaab-dhismeedkiisu ka socdaa Warsheekh (WARBIXIN)

0
Xarunta hawada sare waa qayb ka mid ah ballaarinta iskaashiga u dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya, kaas oo ay ku jiraan dhinacyada difaaca, kaabayaasha dhaqaalaha,...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo soo dhaweeyay Warbixinta IMF ee dib-u-eegista Dhaqaalaha Soomaaliya

0
War-saxaafadeedyada la soo saaro marka hawlgalku dhammaado waxaa ka mid ah bayaanno ay soo saaraan kooxaha shaqaalaha Hay'adda Lacagta Adduunka (IMF), kuwaas oo soo...

Maqaal. Khadka Tareenka Muqdisho ilaa Jowhar (Qeybta 1-aad)

0
Hordhac Taariikhda Gaadiidka Soomaaliya waxaa ku jira Bog maanta si weyn loo illoobay: Tareenkii Muqdisho–Jowhar, oo xilligii Talyaaniga loo yiqiin Ferrovia Mogadiscio–Villaggio Duca degli Abruzzi....

Horjoogayaasha kooxda Al-shabaab ee la Khaarijay (Qeybta 1-aad)

0
Gabi ahaanba waxa burbur iyo baa’ ba qarka u saaran Kooxda Argagixisada ah ee Ashabab oo culays Militari kala kulmaya Dowlada Soomaliya iyo Saaxiibadda...

Qurba-joogta Soomaalida oo si wayn uga soo dhex muuqanaysa siyaasadaha Caalamka

0
Soomaalidii hore ee ku nooleed Qurbaha waxay diirada saari jireen dhanka Ganacsiga, balse haatan waa lays kala soo tagay oo Soomaalida Maanta waxay u...

Muqdisho mar dambe ma mudna Sumcad dil dambe (WARBIXIN)

0
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa Warbixin uu ka qoray Magaalada Muqdisho Cinwaan uga dhigay: “Mogadishu...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

0
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...

“Wariyeyaasha Nabadda” oo laga daahfuray Muqdisho

0
Muqdisho, 22 Agoosto 2026 — Iyadoo ay taageerayso Boqortooyada Sacuudiga, ayaa Isbahaysiga Islaamiga ah ee Milatariga ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) magaalada Muqdisho ka daahfuray...