Kooxda Khawaarijta Argagixisida ee Al-shabaab oo Kudhaa Cashar loogu dhigay
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa la yaaban Dagaalka lagala hortagay waayahaan dambe, sida Dagaaladii jabka loogu gaarsiiyay ee ay ka mid ahaayeen...
Soomaaliya iyo Pakistan oo kala Saxiixday Heshiis Ka-Dhaafid Fiiso oo ku Saabsan Baasaboorrada Diblomaasiyadeed
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan ayaa Maanta si rasmi ah u kala saxiixday Heshiis ka-Dhaafid Fiiso ah, kaas oo...
Ra’iisul Wasaare Xamse:” Aqoonyahannada Maanta Qalin jabiyey waa kuwii Dalka u Hoggaamin lahaa Isbedelka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Maanta ka qayb-galay Munaasabadda Qalin-Jabinta Aqoonyahanno Dhammaystay Waxbarashada Heerka Labaad iyo Heerka Sadexaad...
Wasiirka Arrimaha Guddaha ee XJFS iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Safar Shaqo ku jooga Magaalada...
Ciidanka Kumandooska Danab iyo kuwa Jubaland ayaa sii wada Hawlgallo Ballaaran oo lagu Ciribtirayo...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa sii wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo ka socda Deegaanno ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeyb galay Munaasabad lagu wareejinayey Agab caafimaad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Sabtida maanta ah ka qeyb galay Munaasabad lagu wareejinayey Qalab...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa gaaray Deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, kuwaas oo dhawaan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhismaha Wadadda Cabdiqaasim
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Sabtida Maanta ah Dhagax-Dhigay Dhismaha Wadada Cabdiqaasim ee Degmada...
Safiirka Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika u jooga oo ka qayb galay Kulan ay...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq, ayaa ka qeyb galay kulan ay isugu yimaadeen dhammaan Safiirrada...
Golaha Shacabka oo Ansixiyey Heshiiska lagu Dhisay Urur Goboleedka IGAD
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 30-aad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha...










