Horumarka Dalka

Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka ee JFS oo akhrinta koowaad marsiiyey hindise sharciyeedka ciidanka Booliiska...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Mudanayaasha Golaha Shacabka  Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa 20-aad, waxaana shir guddoominayey Guddoomiyaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sii wada fadhiyada bahda dublumaasiyiinta shisheeye

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo sii wada kulamada uu la leeyahay ergada diblomaasiyiinta fadhigoodu yahay dalka ayaa maanta...

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta: Amniga Suuqa Bakaaraha ayaa si weyn u soo hagaagay, taas oo dhiirrigelin...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo booqasho ku tagay Degmada Hodan iyo Suuqa Bakaaraha, ayaa sheegay in xaaladda amni...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee XJFS oo Muqdisho ka furay xuska Maalinta Caalamiga ah...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay xuska Maalinta Caalamiga...

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta: Amniga Suuqa Bakaaraha ayaa si weyn u soo hagaagay, taas oo dhiirrigelin...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, oo booqasho ku tagay Degmada Hodan iyo Suuqa Bakaaraha, ayaa sheegay in xaaladda amni...

Wasiirka Arrimaha guddaha XFS oo kulan la qaatay 148 muwaadin oo ay Dowladda Soomaaliya...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, ayaa kulan soo-dhoweyn, xog-wareysi, iyo dardaaran ah la qaatay 148...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo qaabilay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Qatar...

Soomaaliya oo u Diyaargarowday Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Soomaaliya waxa ay si weyn ugu diyaargarowday xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka, oo sanad kasta lagu xuso 10-ka December. Wasaaradda...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Faahfaahiyay Horumarka Geeddi-socodka Doorashada Degmooyinka Banaadir

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka):-  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe...

Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyey wax ka beddelka Hindise-Sharciyeedka Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka) – Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii 19-aad ee Kalfadhiga 7-aad ku yeeshay Xarunta Golaha Shacabka,...