Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka Xuska Sanad-Guuradii 66-aad
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), kuwaas...
Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Islaamka ee XJFS oo daah furtay Ololaha Wacyi gelinta Xujeyda...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa Maanta Daahfuray Ololaha Wacyigelinta Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1447/2026.
Wacyigelinta ayaa waxaa...
Ku-Simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Wafdi ka socda Ururka Jaamacadda...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ku-Simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi Heerkiisu sareeyo oo ka socday Ururka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi heerkiisa sareeyo oo ka socday Ururka Jaamacadda Carabta,...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XJFS: Soomaaliya waxay Dalal badan kaga horaysaa Isticmaalka adeegyada Dhijitaalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay Horumar muuqda ka sameysay dhinaca Dhijitaalka, isla...
Ra’iisul Wasaare Xamse: In Ka Badan 7 Milyan oo Soomaali ah ayaa Xoolahoodii ku...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo Xalay hadal ka jeediyey Madal lagu xusayey Guulaha laga gaaray ka qayb...
Ra’iisul wasaaraha XFS ka qayb galay madal lagu soo bandhigayey guulihii laga gaaray ka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda...
Guudmarka Khudbadda Madaxwayne Xasan Sheekh ee Shir Madaxeedka Labaad Afrika iyo Talyaaniga
Addis Ababa(Wargeyska Dalka):-Laba sano ka hor magaalada Roma, Shir-madaxeedkii ugu horreeyay ee Talyaaniga iyo Afrika waxaa lagu guddoomiyay in laga gudbo hannaanka iskaashiga soojireenka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay Danjiraha Dalka Shiinaha u...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa Kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u fadhiya Dalka...
Wasiirka Cadaaladda XJFS oo Booqasho ku tagay Maxkamadda Sare ee Dalka Aljeeriya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya, Danjire Yuusuf Axmed Xasan...










