Caafimaadka

ATMIS oo ka warbixisay shil Diyaaradeed oo ka dhacay Balidoogle

0
Howlgalka ATMIS, ayaa faah faahin ka bixiyay shil diyaaradeed oo geystay Khasaaro, isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo shalay ka dhacay deegaanka Balidoogle ee...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Riyaad uga qeybgalay shir caalami ah

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kaga qeyb galey Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga madasha 3-aad...

Tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo sii korodhey

0
Iyadoo ay sii kordheeysa tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, barqanimadii Isniintii la soo dhaafay, ayay sheegayaan shaqaalaha samatabixinta iyo...

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Suudaan

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Suudaan ayaa la kulmay...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka XFS oo kormeer shaqa ku tagay xarunta dhexe Shaybaarka...

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Md. Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulale ayaa booqasho shaqo ku tagay Xarunta dhexe...

Gargaarkii ugu horeeyay oo la gaarsiiyay gobolka Tigre tan iyo markii lagu heshiiyay xabad...

0
Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Caalamiga ah (ICRC) ayaa ku dhawaaqday in kolonyadii ugu horreysay ee sida gargaar caafimaad ay gaartay shalay gobolka Tigre, ee...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA ISBEDDELKA CIMILADA ADDUUNKA EE MASAR

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...

Kaalmo la gaarsiiyay dadkii ku dhaawacmay qaraxii Soobe+Sawirro

0
Hay’adda İHH oo laga leeyahay dalka Turkiga ayaa kaalmo isugu jirta raashin bisil iyo lacag gaarsiisay dadkii ku dhaawacmay qaraxii 29 October ee Khawaarijta...

Kulan Xus iyo Duco isugu jira oo loo dhigay muwaadiniintii Khawaarijtu Ku Xasuuqday Isgoyska...

0
Wasaaradda arrimaha gudaha XFS ayaa qabatay kulan duco iyo xus ah oo loo dhigay muwaadiniintii Khawaarijtu Ku Xasuuqday Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. 29.10.2022. Kulankan...