Barnaamijyada

Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)- Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka, kaas oo...

Raโ€™iisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed uga jawaabayey suโ€™aalo la xiriirra waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda...

Shirka Labaad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka oo Muqdisho ka furmay

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa maanta Muqdisho ka furmay Shirka Labaad ee Kaabayaasha Tayada Qaranka oo ay soo agaasintay Hayโ€™adda Taya-dhawrka Qaranka. Shirkan oo uu daahfuray Wasiirka Ganacsiga...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya

0
Muqdisho, (Wargeyska Dalka) โ€“ Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula...

Shirka Wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed oo laga daah furay Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta Muqdisho ka daah-furay Shirka Wadatashiga Garsoorka ee Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed. Guddoomiyaha ayaa xusay muhiimadda...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xirsi Gaani ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray aqoon isweydaarsi ku saabsan โ€˜Horumarinta Adeegga Guud ee...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababbar u furay garsoorayaal iyo xeer-ilaaliyayaal

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JFS, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa maanta furay tababbar muddo laba maalmood socon doona, laguna baranayo gorgortanka qirashada ee dacwadda...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Agaasimaha Barnaamijyada Horumarinta Dowladda Ingiriiska

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Barnaamijyada Horumarinta Dowladda Ingiriiska (FCDO), Mudane Chris...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray wejiga labaad ee dhismaha waddada Daarusalaam

0
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha waddada Daarusalaam,...