R๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐โ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ซ๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐ ๐๐ฒ ๐๐๐๐๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ง ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ฒ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, taasi oo...
Jaamacadda Ummadda oo kaashaneysa Machadka Aljazeera oo daahfurtay laab loogu talagalay xirfadaha warbaahineed
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Rektorka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, iyo Safiirka Dowladda Qadar ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furay Laabka Warbaahinta...
Wasiirka Dekedaha XFS oo kulan la qaatay wasiirka warshadaha Turkiga
Istanbul(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Tiknoolajiyada ee...
Kooxda Dekedaha soomaaliya oo Nairobi kula ciyaaraysa Al Zamala Sports Club
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Kooxda kubadda cagta Dekadaha FC oo Soomaaliya ku mataleysa tartanka CAF ayaa Axadda, 21-ka September 2025, la ciyaari doonta kooxda Alzamala Sports...
Hayโadda Qaxootiga Qaranka iyo midowga Yurub oo ka wada hadlay xal u helidda dadka...
Nairobi-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayโadda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Axmed Xuseen Cilmi, ayaa kulan la qaatay Madaxa u Adkeysiga Afooyinka ee Midowga Yurub, Marwo Mayra.
Kulanka, oo...
Duqa muqdisho oo xarigga ka jaray 12 waddo
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray 12 waddo oo Intarloog ah (Interlock), kuwaas...
Taliska ciidanka xoogga iyo SoDMA oo ka wada hadlay sidii gargaar loo gaarsiin lahaa...
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Gudoomiyaha Heyโadda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.
Labada...
Guddoomiyaha SoDMA oo ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)- Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ku dhawaaqay abuurista Sanduuqa Qaranka ee Maareynta Khatarta Masiibooyinka, kaas oo...
๐๐๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐๐ ๐ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฒ๐๐ฏ ๐ด๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ต๐ถ๐ฟ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐น๐ฎ๐ ๐ธ๐ต๐ฎ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฐ๐ถ๐บ๐ถ๐นl๐ฎ๐ฑ๐ฎ
๐ ๐๐พ๐ฑ๐ถ๐๐ต๐ผ-(Wargeyska Dalka)-Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdille, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah oo lagu falanqeynayey fursadaha...
Raโiisul Wasaaraha dalka oo ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadda sanadihii lasoo dhaafay
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay bulshada Soomaaliyeed uga jawaabayey suโaalo la xiriirra waxyaabaha u qabsoomay Xukuumadda...










