Barnaamijyada

Xidhibaanad Golaha Shacabka BFS oo meelmariyey Axdiga Xakameynta Tubaakada

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Xidhibaanad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Axdiga Xakameynta Tubaakada. Kulanka Xildhibaannada oo ay fadhiyeen 142 mudane ayaa waxa Axdigan...

Wasiiru Dowlaha Isgaarsiinta oo kulan la qaatay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Qatar

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda JFS, Mudane Ahmed Diri, ayaa magaalada Doha kulan kula yeeshay Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qatar, Mohammed bin...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Dambiyaynta Gumaysiga Afrika

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta oo Axad ah kaga qeybgalay caasimadda Aljeeriya shirka caalamiga ah ee...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo Gaalkacyo ka daah-furay diiwaangelinta codbixiyayaasha

0
Gaalkacyo(Wargeyska Dalka);-Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan iyo Soohdimaha Qaranka (GDMSQ), Cabdikariin Axmed Xasan, ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daah-furay Diiwaangelinta codbixiyayaasha doorashooyinka qof iyo...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo daah furay Shirweynaha 2-aad ee Hayโ€™adda Aqoonsiga (NIRA)

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirweynaha 2-aad ee Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA). Shirkan...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta Luqadaha iyo Tarjumaadda ee Wasaaradda Gaashaandhigga. Munaasabadda furitaanka waxaa ka soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub ee...

Guddiga Madaxa Bannaan ee Dastuurka BFS oo kulamo ka yeeshay arrimaha Dastuurka dalka

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddiga Madaxa bannaan ee Dastuurka iyo Guddiga Lasocodka Dastuurka ee Baarlamaanka oo maalintii 3aad ku gudajira soo bandhigidda soojeedinta wax-kabeddelka cutubyada 5aad ilaa...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dayactirka iyo dhismaha 18 xarumo caafimaad

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ah si rasmi ah u dhagax-dhigay dib-u-dayactirka iyo...