hidaayo cabdulle Dhiblawe

8795 POSTS0 COMMENTS

Tallaalka Covid19 oo rasmi ah uga bilaabanaya dalka Ingiriiska

Lodon- Qaybtii ugu horaysay talaalka Pfizer/BioNTech ee xanuunka Covid19 oo uu dhaliyo CoronaVirus ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaallada iyo goobaha caafimaadka...

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo shaqaalaha kula dardaarmay dardargelinta shaqada Wasaaradda

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa kulan lagu dardar gelinayo howlaha Wasaaradda la qaatay madaxda iyo howl wadeenada Wasaaradda, waxaana goobjoog ahaa Wasiiru...

Howlgal amniga lagu sugayo oo ka bilawday Gaalkacyo dhinaca Galmudug

Gaalkacyo- Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka bilaabeen maanta Magaalada Gaalakcyo ee Xarunta gobolka Mudug, halkaas...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyey kullan looga diyaar garoobayo madasha Soomaaliya iyo Saaxiibadda Caamalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kullan ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada...

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalkaan ayaa waxaa...

Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka

Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo fulinta doorkii dowladda federaalka...

Qorshe wax looga Qabanaayo sicir-bararka oo maanta ka dhaqan galaya Puntland

Garoowe- Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha...

Qaramada midoobay oo gurmad bani’aadminimo ka bilowday gobolka Tigreega

Adis-Ababa- Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday inay bilawday howlaha gargaar bini aadanimo lagu gaarsiinaayo gobalka colaaduhu ka socdaan Tigreega ee dalka Itoobiya. Arrintaan ayaa timid...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo tayeyneysa adeegyada isbitaalka Cadaado

Cadaado- Wasaaradda caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug ayaa iyadoo ka duuleysa baahiyaha caafimaad ee ka jira magaalada Cadaado waxey isbitaalka guud ee Cadaado keentay dhaqtar...

Horjoogihii argagixisada Al-shabaab ee dhinaca dilalka qorshaysan oo gacanta lagu dhigay

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa Howgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen dagmada Walaweyn ee gobolka shabellada hoose waxay ku soo qabteen madaxii guud...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8795 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay safiirka Malaysia ee Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibidda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Malaysia ee dalalka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo qorshaha isbadalka Qaranka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay ayaa kormeeray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka kaas oo lagu...

Wasiirka deegaanka oo Azerbaijan kula kulantay xoghayaha guud ee hay’adda caalamiga ah ee saadaasha hawada

Baku: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Marwo Khadija Mohamed Almakhzoumi, ayaa kulan muhiim ah la qaadatay Xoghayaha Guud ee Hay’adda Caalamiga ah ee...

Wasiirka amniga oo kulan la yeeshay Ergeyga kumeel gaarka ah ee QM

Wasiirka amniga gudaha dowladda FS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan lagu xoojinayo amniga la yeeshay Ergeyga ku meel gaarka ah ee Qaramada Midoobay...