hidaayo cabdulle Dhiblawe

8795 POSTS0 COMMENTS

Maamulka gobolka Banaadir oo la dagaalamaya aqris qoris la’aanta

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay barnaamijka kulanka wadatashiga iyo is dhex-galka bulshada...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukumadda Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge ayaa la...

Dalka Ingiriiska oo Meel Mariyay Daawada Cusub, ee Talaalka karoona.

UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19,iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee...

MUWAADIN KA QEYB QAADO BILICDA DALKAAGA HOOYO

Dalkastoo dunidaan ka mid ah, waxaa horumariyey muwaadiniintiisa oo u soo dhabar adeegay, maantana waxey ku raaxeysanayaan waa waxey horey dhididkooda ugu soo qubeen. Hadaba...

BARAHA BULSHADA OO KA MID NOQDAY GOOBAHA UU KU SII BAABA’YO AFKA SOOMAALIGA

Erayo la soo gaabiyo oo aan ku habbooneyn in loo adeegsado luuqad ahaan afka Soomaaliga ayaa lagu arkaa baraha bulshada oo aad mooddo in...

FAA’IIDOOYINKA BUUGAAGTU U LEE YIHIIN NOLOSHA AADAMAHA

Buuggu waa warqado laysu geeyay, wuxuuna macno ku yeeshaa wixii lagu qoray ee halkaasi xogaha qaab qoraal ahaan ama qaab sawir ahaan ah loogu...

Hey’adda Socdaalka iyo jinsiyadda ee XFS oo war ka soo saartay Socdaalka muwaadiniinta kenyaanka ah

Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro quseeya socdalka Muwaadiniinta kenyaanka ah ee doonaya inay u soo safraan gudaha...

Xayiraaddii Karoona kadib, dadkii ugu horeeyay oo cimra u tagay Sacuudiga.

Madiina Al-munawarah- Dufcaddii ugu horreysay oo ah dad ka yimid dibadda Sacuudiga ayaa maanta gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawarah. Dadkaan doonaya inay cimraystaan oo...

Safiirka JFS oo ka qeyb-galay shir looga hadlayay xiriirka wadamada Carabta iyo Shiina

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa ka qayb galay shir uu soo agaasintay Wasaaradda arrimaha dibadda ee...

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo goor dhaw Furmay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa goor dhow xarunta xalane ka furay madashada iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka. Ra’iisul wasaare Rooble oo khudbad...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8795 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiir Fiqi oo kulan la yeeshay safiirka Malaysia ee Soomaaliya

Wasiirka arrimaha dibidda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay safiirka Malaysia ee dalalka...

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad oo kormeeray xarunta lagu diyaarinayo qorshaha isbadalka Qaranka

Ra’iisul wasaare ku xigeenka 2-aad ee xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay ayaa kormeeray xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka kaas oo lagu...

Wasiirka deegaanka oo Azerbaijan kula kulantay xoghayaha guud ee hay’adda caalamiga ah ee saadaasha hawada

Baku: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Marwo Khadija Mohamed Almakhzoumi, ayaa kulan muhiim ah la qaadatay Xoghayaha Guud ee Hay’adda Caalamiga ah ee...

Wasiirka amniga oo kulan la yeeshay Ergeyga kumeel gaarka ah ee QM

Wasiirka amniga gudaha dowladda FS Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan lagu xoojinayo amniga la yeeshay Ergeyga ku meel gaarka ah ee Qaramada Midoobay...