hidaayo cabdulle Dhiblawe

8790 POSTS0 COMMENTS

Ciidamada xoogga oo saaka howlgal amni sugid ah ka fuliyay degaanka Gendershe

Ciidanka kumandooska Gorgor ee xoogga dalka ayaa saaka argagaxisada Alshabaab kala wareegay degaanka Gendershe, ee gobolka Shabeelaha hoose, ka dib howlgal ballaaran oo ay...

Madaxweynaha Ghana oo dib loo doortay

Madaxweynaha Ghana Nana Akufo-Addo ayaa dib loo doortay isagoo heley 51.59%, sida arbacadii ay shaaciyeen guddiga doorashada, iyadoo dalka ay ka dhaceen rabshado intii...

Mudug:Dhallinyarada oo Gobolkaasi ka bilaabay adeegyo dhir-beeris ah

Dhallinyarada gobolka Mudug, gaar ahaan ururka dhallinyarada Jiildhis oo uu hoggaaminayay guddoomiyaha ururkaas Madar Axmed Geelle ayaa dhir beeris ka billaabay deegaannada gobolka Mudug. Dhallinyaradaan...

Maamulka G/Banaadir oo la wareegay qalab mucaawino ah oo ay ku deeqday dowladda Talyaaniga

  Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dowladda Talyaaniga kala wareegay agab kala duwan. Guddoomiyaha ayaa saraakiisha sar...

Kulan lagu dhiirigelinayay maalgashiga shisheeye oo lagu qabtay Muqdisho

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga ee ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa casho Sharaf u sameeyay maalgashatada shisheeye ee maalgashtay Soomaaliya iyada...

Maamulka gobolka Banaadir oo la dagaalamaya aqris qoris la’aanta

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay barnaamijka kulanka wadatashiga iyo is dhex-galka bulshada...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukumadda Ingiriiska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge ayaa la...

Dalka Ingiriiska oo Meel Mariyay Daawada Cusub, ee Talaalka karoona.

UK waxaa saakay si rasmi ah uga bilowday talaalka Covid-19,iyadoo Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ay noqotay qofkii ugu horeeyay dalkaasi ee...

MUWAADIN KA QEYB QAADO BILICDA DALKAAGA HOOYO

Dalkastoo dunidaan ka mid ah, waxaa horumariyey muwaadiniintiisa oo u soo dhabar adeegay, maantana waxey ku raaxeysanayaan waa waxey horey dhididkooda ugu soo qubeen. Hadaba...

BARAHA BULSHADA OO KA MID NOQDAY GOOBAHA UU KU SII BAABA’YO AFKA SOOMAALIGA

Erayo la soo gaabiyo oo aan ku habbooneyn in loo adeegsado luuqad ahaan afka Soomaaliga ayaa lagu arkaa baraha bulshada oo aad mooddo in...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8790 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda FS oo qeyb galay xuska 11-sano guurada dib u hawlgelinta Isbitaalka Digfeer

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo wasiirka Caafimaadka dowladda FS Dr. Cali Xaaji, Xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay magaalada...

Wasaaradda arrimaha gudaha dalka oo bogaadisay doorashada Somaliland

Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay Doorashooyinka Maamulka gobollada woqooyi ee Somaliland.

Ra’iisul wasaare Xamse oo qaabilay wafdi ka socda Kenya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa wafdi ka socda dowladda Kenya. Xubnaha wafdiga ayaa Ra’iisul Wasaaraha...

Guddiga Baarlamanka u qaabilsan diyaarinta xeerka doorashooyinka oo ka dooday hawlaha horyaal

Xubnaha Guddiga Kumeel gaarka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka, Ururada iyo Xisbiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo sharciga...