hidaayo cabdulle Dhiblawe

8803 POSTS0 COMMENTS

Soomaaliya oo Kenya uga digtay xasillooni darrada ay ka waddo Xadka

Muqdisho- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya uga digtay abaabulka Militari ee ay ka waddo aaga Mandheera iyada oo hubeyneysa jabhad si sharci daro ah dalkeeda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqday Dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Gaalkacyo

Muqdisho.- Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq ayaa xalay booqday dad ku dhaawacmay qaraxii argagaxisada ee gelinkii dambe shalay ka fulisay Magaalada Gaalkacyo. “ Waxaan...

Ra’iisul wasaaraha XFS “Shacabka Soomaaliyeed waa in ay u midoobaan la dagaallanka Cadowga”

Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada iyo ummadda Soomaaliyeed ee ay ka baxeen...

Nigeria:Arday todobaad ku jiray gacanta Boko Xaaraam oo si nabad ah u soo laabtay

In ka badan 300 oo arday  iskuuley ah oo usbuucii la soo dhaafay lagu afduubtay weerar ka dhacay iskuul ku yaal waqooyi-galbeed Nigeria ayaa...

Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha golaha shacabka oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan ayna qayb ka yihiin wasiirro ka tirsan xukuumadda iyo Xildhibaano...

Xukuumadda oo $200 oo kun ku bixinaysa dayactirka wadada Laamiga ah ee Cadaado dhex marta

Cadaado- Ra'iisal wasaaraha xukuumadda FS mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo madaxweynaha dawlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeeray dayactir ay...

Qarammada Midoobay iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xaaladda qaxootiga ku sugan waqooyiga dalkaas

Wafdi ka socda he’yadda qaxootiga Qaramada Midoobey ee UNHCR ayaa gaaray magaalada Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka qaxootiga ah...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo casho Sharaf loogu sameeyay Cadaado

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Cadaado uga qeyb  galay casho Sharaf loo sameeyay oo uu ka qeyb galay...

Soomaalida Mareykanka oo taageeray go’aanka dowladda FS ee xiriirka loogu jaray Kenya..

Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka  ayaa taageeray go'aanka dowladda Somalia ay xariirka ugu jartay dowladda Kenya. Hoggaamiyaasha bulshada Soomaalida ee...

R/Wasaaraha XFS oo la kulmay odoyaasha dhaqanka ee Caabudwaaq

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa degmada Caabudwaaq kulan kula yeeshay hoggaamiyaasha dhaqanka ee magaaladaasi iyo...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8803 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya...

Boqorka Cumaan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee dalkaas

-Boqorka Saldanada Dalka Cumaan Suldaan Haitham bin Tariq Al Said ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doona...

Taliyaha Booliska oo kulan looga hadlay dardar galinta Amniga la qaatay Taliyaasha saldhigyada

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir degdeg ah la yeeshay dhammaan taliyeyaasha saldhigyada iyo qeybaha gobolka Banaadir, kaas oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo Shir-weynaha COP29 kaga Hadlay Saameynta La Niña

Bako:- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 ee ka...