hidaayo cabdulle Dhiblawe

8803 POSTS0 COMMENTS

Ingiriiska oo si rasmi ah uga baxay Midowga Yurub

Boqortooyada Midoowday ee dalka Ingiriiska ayaa xalay si rasmi ah uga baxday Midowgii Yurub,ka dib markii muddo  afar sano ah ka hor ay shacabka...

Xulka Gobolka Banaadir oo ku guuleystay tartanka Dowlad Goboleedyada iyo Banaadir.

Muqdisho- Cayaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxaa galabta kulanka final-ka ah wada cayaaray xulalka...

Sawirrada Shirka Madasha Aragti Wadaagga ee ka furmay Garoowe

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo bandhigeysa sawirrada shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Herritage ee maanta ka furmay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad...

In ka badan 10 ayaa ku dhimatay weerar ka dhacay garoonka diyaaradaha Cadan ee dalka yemen

Muqdisho- Ugu yeraan 13 qof ayaa dhimatay daraasiin kalena waa ay dhaawacmeen ka dib weerar arbacadan maanta ah lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee magaaladaa...

Wasaaradda caafimaadka Galmudug oo xoojinaysa isku xirka mashaariicda caafimaadka

Sama-reeb- Wasiir dawlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Axmed Mirre Faafaale ayaa Magaalada Sama-reeb ka daah-furtay shirka dib u eegista iyo isku xirka mashaariicda Caafimaadka Galmudug...

Shirwayne looga hadlayo xasilinta dalka oo maanta Garoowe ka furmaya

Garoowe- Madasha machadka Heritage oo sanadkan looga hadlayo xasilinta dalka, dhammaystirka Dastuurka, gaarista doorasho qof iyo cod ah iyo hirgalinta nidaam Federaal oo shaqaynaya...

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay Miisaaniyadda Dowladda ee 2021

Muqdisho- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeesheen waxay ku ansixiyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2021. Kulanka ayaa waxaa guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka...

Ra’iisal wasaare Rooble oo Dr. Maxamed ibraahim Nuur u magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha

Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u magacaabay  Dr. Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo xoghayaha Joogtada ah ee...

Isbeddel ku yimid Jadwalka Doorashooyinka Golaha Aqalka Sare

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey...

Amar la xiriira amniga oo la dul dhigay Shacabka gobolka Mudug

Muqdisho- Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa wareegto Amniga lagu xaqiijinaayo dul dhigay Bulshada Gobolka Mudug ee Galmudug. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8803 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan la qaatay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Maaliyadda kulan miro-dhal ah kula yeeshay Safiirka u jooga Soomaaliya...

Boqorka Cumaan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya ee dalkaas

-Boqorka Saldanada Dalka Cumaan Suldaan Haitham bin Tariq Al Said ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Soomaaliya u fadhin doona...

Taliyaha Booliska oo kulan looga hadlay dardar galinta Amniga la qaatay Taliyaasha saldhigyada

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa shir degdeg ah la yeeshay dhammaan taliyeyaasha saldhigyada iyo qeybaha gobolka Banaadir, kaas oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo Shir-weynaha COP29 kaga Hadlay Saameynta La Niña

Bako:- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ka mid ah wafdiga Soomaaliya uga qaybgalaya shir-weynaha caalamiga ah ee COP29 ee ka...