hidaayo cabdulle Dhiblawe

8418 POSTS0 COMMENTS

R/Wasaaraha XFS oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada ee Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug oo lagu qabtay xarunta maamulka Dowlad Goboleedkaasi. Kulanka waxaa kaloo ka...

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga Soomaliyeed iyo saraaakiil kale oo ka tirsan ciidanka xoogga oo gaaray degmada Wanlaweyn.

Muqdisho- Taliyaha ciidanka dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi (Shariifu Arwaax) iyo saraakiil u hogaaminayo oo hawlo nabadeed ka bilaabay degmada...

AMISOM oo deeq Daawo ah ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka K/galbeed

Muqdisho- Daawadan oo ka kobneed nocyo kala duwan oo looga talagaley in lagula tacaalo Cudurka Safmarka ee Covid-19 iyo Cuduro kale ayaa Waxaa Ciidanka...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo sagootiyay ciidan tababar loogu qaaday Turkiga

Muqdisho- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa Muqdisho ka Sagootiyay cutubyo ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Gor Gor oo tababar ku...

UK oo galeysa xayiraad cusub oo karoonaha la xiriira

Muqdisho- 16 bishaan December oo ku beegan arbacada waxaa qeybo ka mid dalka UK oo ay ku jirto magaalada caasumada ee London ka dhaqan...

Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay Kenya

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyada oo ka duuleysa madaxbannaanideeda qarannimo ee uu dammaanad qaadayo xeerka iyo qaanuunka caalamiga ah, gudanaysana waajibka dastuuriga ah ee ka...

Horjoogayaashii Argagixisada u qaabilsanaa samaynta qaraxyada oo lagu qaarajiyay Jubbada dhexe.

Muqdisho- Ciidamada Xooga dalka ayaa how-gal qorshaysan oo ay ka sameeyeen dagmada jilib ee gobolka jubada dhexe ku dilay qaar ka mid ah horjoogayaashii...

Madaxweyne Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay guddoonka Baarlamaanka Galmudug

Muqdisho- Madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug. Casho sharaftaan oo ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Wafdi hor...

Dowladda Soomaaliya oo IGAD u gubsiay dacwad ka dhan ah Kenya

Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaanida jamhuriyadda...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8418 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay xoghayaha IGAD

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xoghayaha guud ee Urur Goboleedka IGAD, Workneh Gebeyehu oo ay...

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo qaabilay madaxa UNICEF

Wasiirka wsaaradda tamarta iyo khyeraad ka Biyaha XFS Xildhibaan Cabdullahi Bidhan ayaa kulan labba geesood ah xafiiskiisa kula yeeshay madaxa hayadda (UNICEF) Marwo Wafaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay buugga tacsida Ugaas Faracadde

Madaxwaynaha JFS mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaaray Guriga General Gaafow oo ay taalo tacsida AUN Ugaaska beesha murusade ayaa saxiixay Buugga...

Xubin ka tirsanaa khawaarijta oo isu soo dhiibay dowladda

Maslax Maxamed Aadan oo magaca afgarashadiisu yahay Yoonis , 26 jir ku dhashay Buur-xakaba ayaa isku so dhiibay Ciidanka deegaanka ee sugan degmada Xarardheere...