hidaayo cabdulle Dhiblawe

8854 POSTS0 COMMENTS

Wasaaradda hawlaha guud oo saxiixay heshiiska daraaseynta biyamareenada Balad weyne iyo Dhuusamareeb

Wasaaradda hawlaha guud, dib udhiska iyo guryeynta dowladda FS iyo shirkadda Cat’s ayaa kala saxiixdey heshiis ku saabsan daraasadda maareynta daadadka iyo sahminta biyo...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukuntay eedeysane loo haystay maalgelinta argagixisada

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta eedeysane Cabdinuur Aadan Ibraahim oo ahaa agaasime ka tirsan wasaaradda Maaliyadda ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaa loo...

Wasaaradda deegaanka oo bogaadisay qabqabashada dad geedo ka jarayey Ceelwaaq Gedo

Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada dowladda FS ayaa soo dhoweysay hawlgal ay ciidanka ammaanku ka sameeyeen degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu...

Wasiir Xoosh” Nolol wanagsan iyo horumar ayey gareen deegaanaddii laga xoreeyay Khwaarijta”

Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Xoosh ayaa khudbad uu ka jeediyey madasha isku...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay Dhaqaalaha Buluugga ah

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Sacuudiga Mudane Cabdulraxmaan...

Imaaraadka Carabta oo xarunta bixinta dal ku galka Visaha ka furtay Muqdisho

Danjiraha dowladda Isku-tagga Imaaraadka Carabta Axmed Jumca Rumeythi ayaa furay xarunta bixinta dal ku galka taas wixii maanta ka dambeeya muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka...

Wasiir Maxamed Xasan “ Waa mamnuuc in dalka la keeno Dawooyinka maandooriye ahaanta loo isticmaalo.”

Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay dhibaatada sii xoogeysaneysa ee maandooriyuhu ku haayo Bulshad, iyadoo dhallinyaro badan ay qabatimeen dawooyinka maandooriyaha loo isticmaalo. Wasiir  kuxigeenka wasaaradda...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo guddoomiyay shirka isku dubaridka barnaamijka xasilinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka isku dubarridka barnaamijka xasilinta. Shirkan oo loo ga arrinsanayo horumarradii la ga...

Isra’ell oo duqeysay Lubnaan ka dib weerar gantaal oo looga dilay 12 ruux

Milateriga Israa’iil ayaa duqeeyay deegaanno ku yaal koonfurta iyo bariga Lubnaan ka dib markii ay ku eedeeyeen Hezbollah inay riday gantaal ay ku dhinteen...

Wasiir Cabdulqaadir Maxamed “Waxaa Ciidankeena lagu qalabeyn doonaa hubka ugu casrisan ee maanta jira”.

Wasiirka  Gaashaandhigga XFS Mudane C/qaadir Maxamed Nuur,ayaa sheegay in dowladda ay da’daal badan ku bixineyso dib u-dhiska ciidanka xoogga dalka oo lagu qalabeyn doono...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8854 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qorshaha dowladda ee hirgelinta doorashooyinka tooska ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku celiyay sida ay uga go’an tahay dowladda Federaalka Soomaaliya horumarinta hannaanka dimuqraadiyadda dalka iyo...

Hay’adda socdaalka oo Muqdisho ku qabatay kulan ku saabsan hubinta Dukumintiyada socdaalka

Kulankan oo uu goobjoog ahaa agaasime ku xigeenka hay’adda mudane Xuseen Cabdullaahi Sheekh, isla markaana ay ka qayb galeen Agaasinka waaxyaha xuduuddaha iyo socdaalka,...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo la horgeeyey kiiska Xaaji Kaash oo Khawaarijta ka tirsanaa

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyey eedeysane Cabdifitaax Cabdullahi Maxamed Geeseey ( Xaaji Kaash ) oo Khawaarijta u qaabilsanaa...

Safiirka Danmark oo raali galin ka bixiyay hadal uu ugu gafay Wadajir dhuleed ee JFS

Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa raali galin iyo cudur daar ka bixiyay hadal uu ugu gafay Madax-banaanida iyo Wadajirka...