hidaayo cabdulle Dhiblawe

8849 POSTS0 COMMENTS

Wasiir Mukhtaar Roobow oo shir muhiima ugu qaybgalay Sucuudiga

Makka Al-mukarrama: Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow ayaa magaalada Makka Almukarama uga qaybgalay shirka wasiirada Awqaafta iyo arrimaha...

Wasiir Biixi “Dowladda waxaa ka go’an in la gaaro iskufilnaasho maaliyadeed”

Wasiirka maaliyadda dowladda FS mudane Biixi Iimaan Cige oo wareysi siiyey warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qorshaha dhow ee dowladdu inuu yahay isku filnaasho...

Madaxda iyo Shaqaalaha Arrimaha Dibadda oo ka qeyb galay olollaha cambaaraynta ficillada guracan ee Khawarijta

Xoghayaha joogta, Agaasimayaasha waaxyaha iyo howlwadeennada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa maanta oo Isniin ah ka qeybgalay dibadbax ka dhacay Xeebta Liido...

Mas’uuliyiin iyo boqolaal Shacab ah oo socod ku maray Xeebta Liido iyagoo ka xun xasuuqii shacabka ee Khawaarijta

Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa maanta ka dhacay Magaalada...

Bannaanbax looga soo horjeedo shacabkii ay Khawaarijtu ku xasuuqday Liido oo ka socda Muqdisho

Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo werarkii ay khawaarijtu ku xasuuqday dad shacab ah oo ku caweynayay xeebta liido ayaa ka socodo xeebta liido...

Isra’el oo duqeymo cusub ku dishay 30 ruux oo u badnaa carruur

Ciidamada Israa’iil ayaa duqeeyay laba iskuul oo kale oo ku yaalla magaalada Gaza, iyagoo dilay ugu yaraan 30 Falastiiniyiin ah oo u badan caruur.. Dhakhaatiirta...

Guddiga gurmadka qaran oo kulan la yeeshay culimada iyo ganacsatada

Xubnaha Guddiga Maaliyadda ee Gurmad Qaran oo uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Guddiga Wasiir Faadax Sheekh Cabduladir ayaa Xarunta Dhexe ee Hay’adda SODMA kulan kula qaatay...

Ra’iisul wasaare Xamse oo magacaabay Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga...

Wasiirka Amniga oo guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga Caasimadda

Kulan Amaanka Caasimadda looga hadlaya ayaa waxaa iskugu yimid Hay’adaha Amniga Heer Federaal  iyo Maamulka Gobolka Banaadir kaas oo ka qabsoomay xarunta Taliska Booliska...

Wafdi ka socda Bulshada Bariga Afrika oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi ka socda Bulshada Bariga Afrika qeybta u qaabilsan duulista rayidka ayaa maanta soo gaaray Magaaladda Muqdisho, waxaa wafdigan Garoonka Aadan Cabdulle ku soo...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8849 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Madaxda wasaaradda warfaafinta oo ka tacsiyeeysay geerida faanadda Faadumo Duur

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi...

Kulanka Wadatashiga Madasha Siyaasadda Dhaqaalaha oo lagu qabtay Muqdisho

Waaxda Horumarinta Dhaqaalaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan Wadatash ah oo ku saabsanaa  Shirweynaha Siyaasadda...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Guddiga Kumeel gaar ah ee doorashooyinka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Guddiga Kumeel gaar ah ee labada Aqal Baarlamaanka...

Wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud oo ka furmay Dhuusamareeb

)-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdirahman Mohamed Anas ayaa maanta si rasmi ah u furay wejiga labaad ee shirka Maareynta Maaliyadda Guud...