hidaayo cabdulle Dhiblawe

8808 POSTS0 COMMENTS

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay Howlgalinta Markabka Sahminta Shidaalka Oruç Reis

Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu qabtay dekedda magaalada Muqdisho, taas oo loo sameeyay howlgalinta markabka...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhiirigelin ugu tagay ciidamada howgalka ka wada wadada isku-xirto Balcad iyo Jowhar

Jowhar: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa tagay deegaanka Mukay-dheere oo ay ku sugan yihiin saraakiisha hoggaamineyso howgalka Ciidamada Dowladda...

Israa’iil oo duqeymo ku dishay 3 wariye iyo dad kale oo rayid ah

Weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen Khan Younis ayaa lagu dilay ugu yaraan 38 qof oo ka soo jeeda hal qoys, oo ay ku...

Madaxweynaha Soomaaliya oo madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Turkiye

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay, Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee Jamhuuriyadda Turkiga, Dr. Alparslan...

Wasiirro ka tirsan XFS oo soo dhoweeyay wafdi ka socda Turkiga oo soo gaaray Muqdisho.

Wasiiro ka tirsan XFS oo ay kamid ahaayeen Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed  ,Wasiirka Gaashaandhigga C/Qaadir Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay madaxda Yurub ee xaadiray shirka Hey’adda Lacagta iyo Bangiga Adduunka

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS oo ka qeybgalaya shirka sanadlaha ah ee hey’adda lacagta IMF iyo Bangiga Adduunka ayaa kulamo doceedyo miro-dhal ah la yeeshay...

Madaxweynaha K/Galbeed oo kala diray garsoorayaasha Gobolka Sh/Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kala diray Dhammaan Garsoorayaasha ka howlgala Gobolka Shabeelaha Hoose ee maamulka Dowlad Goboledkaasi. Wareegtadaan...

Wasiirka Batroolka XFS “Bilowga sanadka soo socda waxaa la bilaabayaa qodista shidaalka ee dhanka Badda”

Wasiirka Batroolka XFS Cabdirasaaq Cumar Maxamed oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in horraanta sanadka soo socda ee 2025 la bilaabayo...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu booqday dalalka Uganda, Burundi, Djibiuti iyo Kenya, wadahadalana la soo yeeshay...

Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo oo Kenya kula kulmay ganacsatada Soomaali ah

Madaxda Safaaradaha Soomaaliya iyo DRC-Congo ee fadhigoodu yahay Kenya ayaa la kulmay ganacsato Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi iyo kuwo kale oo ka ka...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8808 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

1-   Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtey kadib markii uu magaalada Riyad ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya kaga soo qeyb galey...

Madaxweynaha Angola oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dalka Angola João Manuel Gonçalves Lourenço ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo fadhigiisu noqon doono caasimadda...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha XFS “dadkeennu waxay u baahan yihiin doorasho qof iyo cod ah”

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Saadaad Maxamed Nuur oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warbaahinta qaranka ayaa sheegay in dadkeennu ay xilligaan u baahan yihiin...

Israa’iil oo Lubnaan iyo Gaza ku dishay shaqaale caafimaad iyo dad kale oo rayid ah

Afar ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee Lubnaan ayaa ka mid ahaa lix qof oo lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday xarun difaaca...