hidaayo cabdulle Dhiblawe

8868 POSTS0 COMMENTS

Madaxweyne Xasan Sheekh “xalka nabadda bariga dhexe waxa uu ku xiranyahay dhismaha dowlad Falastiini ah”

Riyaad : Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad ka jeediyay, Shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee dowladaha Carabta iyo Ururka...

Wasiirka deegaanka oo Azerbaijan uga qayb galaysa shir ku saabsan isbadalka cimilada

Baku: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, Amb. Khadija Mohamed Almakhsuumi ayaa ka qeybgashay kulan heer sare ah oo lagu qayb ka ah...

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo qaabilay ururka haweenka Qaranka

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa la kulmay ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed. Taliyaha ayaa haweenka ku bogaadiyay kaalinta ay ka qaataan...

Baarlamaanka oo ansixiyay habraaca uu ku shaqeyn doono Guddiga KMG ee u xilsaaran diyaarinta xeerarka doorashooyinka

Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa,ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa, Hindise Sharciyeedka Ururrada iyo...

Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS oo ka qeyb gashay furitaanka shirka #COP29.

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada JFS, oo ka qeybgashay furitaanka shirka #COP29. Wasiirka ayaa hoggaamineysa wafdi ballaaran oo Soomaaliya uga qeybgalaya shirka #COP29 ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan laba-geesood ah kula yeeshay Riyadh Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suudaan.

Riyadh:-Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan laba-geesood ah kula yeeshay Riyadh Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Suudaan, Safiir Cali Yuusuf Al...

Howlgallo ka dhan ah Khawaarijta oo laga fuliyay Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Baay

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta KGS ee degmada Qasaxdheere ayaa howlgal ay ka fuliyeen tuulada Weel-manaas oo 15km u jirta degmada Qansaxdheere ku diley...

Kulanka la tashiga dadweynaha ee wax-kabedelka cutubyada 5-aad ilaa 9-aad ee Dastuurka oo ka socda Laascaanood

𝐋𝐚𝐚𝐬𝐜𝐚𝐚𝐧𝐨𝐨𝐝:-Kulanakaan oo ay sida wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galaya shir madaxeedka dalalka Islaamka

Riyaad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sucuudiga, halkaas oo ay kaga qeyb-galayaan...

Golaha Wasiirada oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay sarreeye Gaas Odowaa

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8868 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards

Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...

Soomaaliya ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee glotel awards

Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur  iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Cevdet Yılmaz ayaa magaalada...

Wasaradda Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah ayaa sheegay in qalabkaan uu qeyb...