Naasir

655 POSTS0 COMMENTS

Xildhibaan Ciid” Argagixisada markii furimaha looga adkaaday, waxay bilaabeen in ay beegsadaan dadka rayidka ah”,

Muqdisho,(SONNA):- Cabdirisaaq Ciid oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya lagana soo doortay Hirshabeelle ayaa sheegay in ay argagixisada ku jabeen...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Muqdisho keentay Dhaawacyada dadkii khawaarijtu ku qarxisay Baladweyne

Muqdisho(SONNA):-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay dhaawacyada dadkii ay khawaarijtu ku qarxisay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dhaawacayadaan waxaa garoonka Aadan...

‘Madaxweyne adoo Madaxaagu fooraro ka tegi meysid Dhuusamareeb’ (WARBIXIN)

Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay bilowgii dagaalka dalkeenna looga xoreyneyno Khawaarijta,  diyaar garowga  sidii la rabay in uusan  aheyn, islamarkaana dalka...

Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukunno ku riday xubno ka tirsan Khawaarijta

Boosaso(SONNA):-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa xukun ku riday Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta Daacish. Xubnahan ayey Maxkamada Ciidanka Puntland...

Himilooyinkii u hirgalay xukuumadda Dan-Qaran muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay

Muqdisho.(SONNA):- Xukuumadda Dan Qaran waxay ummadda Soomaaliyeed la wadaageysaa himilooyinkii u hirgalay muddada halka sanno ee ay jirtay, iyadoo ka duuleysa aragtida madaxweynaha Jamhuuriyadda...

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay Qarax miino Shabaab ay la beegsadeen

Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa olole nadaafadeed iyo jarista geedka  loo yaqaano(Cali-Garoobka) ka bilaabay...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Agaasimaha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF

New York(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York, Agaasimaha...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS : Khawaarijta waxay maraayaan heer maalin walba dhexdooda diriraan oo ay islaayaan

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in khawaariijta la gaarsiiyay jab xooggan, isagoo tilmaamay in kummanaan ay soo qaadeen lagu khaarajiyay...

Guddiga Joogtada ee Aqalka Sare oo Safar Shaqo u Aaday Dalka Kenya.

Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka Kenya, halkaas oo ay kulamo qibrad wadaag shaqo...

Maxaa laga filan karaa kulanka Qaramada Midoobey ee ka furmaya New York?

In ka badan 140 hoggaamiye iyo wakiillo dawladeed oo ka kala socda caalamka ay ku qulqulaya Magaalada New York ee Dalka Mareykanka si ay...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
9164 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kormeeray xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Uganda

Kampala: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macallin Fiqi oo uu wehlinayo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha...

.Agaasimaha hay’adda socdaalka oo la kulmay safiirka Mareykanka

Agaasimaha guud ee hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo ay wehliyaan agaasime waaxeedyada hay’adda ayaa kulan la qaatay Safiirka dowlada Mareykanka ee...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo qaabilay safiirka Turkiga

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa xafiiskiisa Ku qaabilay maanta Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper...

Wasiir Khadiija Makhsuumi oo qaabishay Madaxa Ilaalinta xuquuqda Aadanaha ee hawlgalka UNTMIS)

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS  Khadija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Kirsten Young madaxa ilaalinta xuquuqda Aadanaha hawlgalka...