Naasir

655 POSTS0 COMMENTS

Ciidamo loo diyaariyay xorreynta dalka oo ka amba baxay Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka iyo dadka deegaanka ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ujeedkoodu yahay xorreynta deegaannada ay heystaan Argagixisada. Saraakiisha...

Ciidanka xoogga oo dilay 200 oo ka tirsanaa Argagixisadda Al-shabaab

Ciidanka Xoogga oo kaashanaya Kuwa deegaanka ee Macawisley ayaa dilay In ka badan 200 oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Argagixisadda ah ee Al-shabaab oo saakay...

Dowladda Soomaaliya oo gargaargii ugu horeeyay u dirtay degaanada laga xoreeyay argagixiasada ee gobolka Hiiraan

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga xoreeyay kooxaha argagixisada ah ee Al shabaab. Ayada oo la fulinayo...

Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xaqiijyay 75- kamid ah maleeshiyada Alshabaab lagu dilay Howlgalka Yasooman

Waxaa sii korortay tirada dhimashada maleeshiyaadka Alshabaab ee lagu laayay deegaanka Yasooman Ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage ayaa u...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la xariira dib u heshiisiinta la qaatay odeyaasha dhaqanka ee Galmudug

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada federaalka Soomaaliua Mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta kula wadatashi la xariira dib u heshiisiinta la...

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah argagixisada ee ka socda gobolada dalka

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa ka jawaabay hadalkii dhagarqabe Cali Dheere, ka soo yeeray kadib dharbaaxada iyo...

“TAARIIKH KOOBAN” HAY’ADDA TAYO-DHOWRKA SOOMALIYEED (SOMALIA BERRU OF STANDARD)

Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed waa Hay’ad utaagan hubinta tayada cuntada, Daawada iyo dhamaan badeecadaha Kala duwan ee dalka soo gala, sidoo kale waxa ay hubisaa...

Roob mahiigaan oo ka da’ay dalka Bakistan

Roob mahiigaan ah oo ka da’ay dalka Pakistan ayaa sababay daad sababay khasaare xooggan magaalooyin badan oo Pakistan ah, waxaana ku dhintay 34 qof ...

Wasiirka qorsheynta XFS oo la kulmay madaxwayne ku-xigeenka Hay’adda Horumarinta Japan ee (JICA)

Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane  Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-beena ayaa kulan doceed la qaatay madaxwayne ku-xigeenka Hay’adda Horumarinta Japan ee (JICA) Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo kormeeray wasaaradda maaliyadda iyo xarunta maaliyadda Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeeray xarunta wasaaradda maaliyadda Puntland. Wasiirka wasaaradda maaliyadda Mudane...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
9190 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

WASIIRKA WARFAAFINTA OO QAABILAY WAKIILKA MIDOWGA AFRIKA EE SOOMAALIYA

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna...

Madaxweynaha JFS oo maanta soo gabagabeyn doono socdaalkiisa rasmiga ah ee Ethiopia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii labaad ku sugan Itoobiya kadib casuumaaddii uu u fidiyay Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed si...

Ciidanka xoogga oo bilaabay furista waddooyin u xirnaa shaqaaqooyin ka dhacay B.weyne

Ciidanka xoogga Dalka oo fulinaya balan qaadka madaxda dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa maanta waxa ay bilaabeen in ay furaan waddooyinka...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan...