Naasir

655 POSTS0 COMMENTS

Madaxweynaha Kazakhstan oo ku guulaystay doorashada madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas

Madaxweynaha xilka haya ee Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dhacday Axadii, isagoo helay 81.31% codadkii la dhiibtay, guddoomiyaha guddiga doorashada dhexe...

Ciidanka Xoogga oo hawlgal ku dilay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaariijta

Howgal qorshaysan oo ay fuliyeen ciidanka xooga dalka oo ka dhacay deegaanka Dhursheenshiblee ee gobolka Bakool, ayaa saaka lagu khaarijiyey, laba horjooge lagu magacaabo...

Madaxweynaha JFS oo lagu soo dhoweeyay magaalada Baladweyne

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka...

Ra’iisal wasaare Xamsa oo la kulmay Danjiraha cusub Imaaraadka Carabta

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya  Soomaaliya Mudane...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarigga ka jaray madaxtooyada cusub ee Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xarigga ka jaray dhismaha...

Madaxweynaha dowlad goboledka hirshabelle iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Baladweyne

Wasiirka wasaaradda Dastuurka Dowlad goboleedka Galmudug Daa'uud Maxamed Maalin ayaa maanta Dhuusamareeb ka daah furay shirkan wada-tashiga ah oo ku saabsan dib u eegista...

Guddiga arrimaha gudaha iyo amniga oo kulan muhiim ah ku yeeshay Villa Hargeysa

Guddiga arrimaha gudaha, amniga iyo maamulada gobolada ee golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GAARAY DEGMADA MAXAAS EE GOBOLKA HIIRAAN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanada udub dhexaadka u ah...

Askar horay dilal u geystay oo lagu toogtay Kismaayo

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ayaa saakay Kismaayo ku toogatay laba askari oo horay dilal uga gaystay magaalada Kismaayo. Ragga qisaasta lagu fuliyay saaka...

Ciidamada Booliska oo fashiliyay qarax lala damacsaa in lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed. Ciidanka booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen qarax...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8443 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayay xakameynta hubka sharci darrada ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda F.S Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka...

Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Koonfur Afrika

Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika inta udhaxeesay 13-ka illaa 22-ka Sibtember 2024 ayaa...

R’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay salaadda Janaasada Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Baardheere

R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allah u naxariistee Marxuum...

Booliiska Soomaaliya oo degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay

Hey’adda Tayo Dhowrka oo kaashanaysa Booliska iyo Xeer illaalinta Qaranka ayaa degmada Gubadley ku gubay Raashin dhacay. Rashiinkaan oo gaarayay 2,000 kiish oo Bur dhacay...