Naasir

655 POSTS0 COMMENTS

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Lacag dhan 140-Kun ku wareejiyay Maamulaha guud ee Shirkada dhismaha Kulmiye Cabdiqaadir Abuukar Cumar Cadaan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Lacag dhan 140-Kun oo Dollar (Boqol iyo Afartan kun oo Doolar)...

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe

Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul wasaaraha dalka ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee cadowga...

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulhi dani oo ka hadlayay furitaanka Shirwaynaha arimaha Diinta

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulhi dani oo ka hadlayay furitaanka Shirwaynaha arimaha Diinta oo ay soo Qaban qaabisay wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dinta Puntland ayna...

Wasiirka Gaadiidka, iyo Xildhibaano wakiilada Beesha Caalamka oo maanta ka qeyb-galay Dabaaldegga Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Duulista ee 7-da Dicember oo lagu qabtay...

Munaasabadda Dabaaldegga Maalinta Caalamiga ee Duulista oo markasta la qabto 7-da Dicember ayaa Waxaa ka soo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka XFS maamulka Guddiga...

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka rartay deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka ka soo barakacay daggaallada argagaxisida lagula jiro gaar...

Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ka rartay deeq raashin ah oo loogu talagalay dadka ka soo barakacay daggaallada argagaxisida lagula jiro gaar...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD IYO DHIGGIISA JABUUTI OO KA WADA HADLAY HORUMARINTA ISKAASHIGA LABA DAL.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa Qasriga...

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo isku shaandhayn ku sameeyey golihiisa wasiiradda. Ujeeddo: Isku shaandheyn Wasiirro, Madaxweynaha Dowladda Galmudug Markuu Arkay: Qodobka 50aad Faqradiisa 5aad ee Dastuuka Dowlad...

Raiisal Wasaare Xamze Abdi Barre ayaa manta furay shir looga hadalaayo xal u helidda barakacayaasha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta furay shir looga hadlayo xal u helidda barakaca, ayaa caddeeyay inay muhiim tahay...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa daah-furay barnaamijka taageerada dadka jilicsan ee abaaruhu samaayeen, kaas oo ay maalgalinayaan dowladaha...

Guddiga difaaca baarlamaanka JFS oo kawada hadalay shaqooyinka hortebinta u leh guddiga ee kalfadhiga labaad ee Golaha Shacabka BJFS

Guddiga difaaca ee baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, oo ku gudo jira waajibaadkiisa shaqo ayaa kulan ay isugu yimaadeen ku lafo guray qodobada hoos ku...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8444 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiirka Deegaanka iyo isbeddalka cimilada XFS oo New York kaga qeyb gashay shir muhiim ah

New York- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS Marwo Khadiijo Maxamed Al Makhzoumi ayaa ka qeyb gashay furitaanka shirka...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayay xakameynta hubka sharci darrada ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda F.S Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka...

Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Koonfur Afrika

Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika inta udhaxeesay 13-ka illaa 22-ka Sibtember 2024 ayaa...

R’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay salaadda Janaasada Marxuum Sheekh Maxamed Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Baardheere

R’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta ka qeyb galay salaadda Janaasada ee lagu dukaday Allah u naxariistee Marxuum...