Naasir

655 POSTS0 COMMENTS

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Qaranka oo kulan la qaatay Madaxda Hey’adda IHH ee dalka Turkiga

Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Maxamuud Macalin ayaa magaalooyinka Istanbul & Bursa ee dalka Turkiga kula kulmay madaxda hey’adda IHH, Guddoomiyaha ayaa booqday xarumaha...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo Kitaabo Qur’aanka kariimka ah ku wareejiyay M/Koofur galbeed iyo Hirshabeelle

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta XFS Saalax Shariif Sayid  Cali ayaa Kitaabo Qur’aanka kariimka ah  ku wareejiyay maamullada Koofur galbeed iyo...

Khawaarijtu Waa Dad Sumeysan (maqaal) January 2, 2023

Tobanaan sano oo gumeysi iyo gumaad shacab ah kadib, dadki Soomaaliyeed way kaceen, waxayna isku dhaarsadeen geeri geesinimo leh, waxay iska diideen in ay...

Madaxda IMF oo sheegay in koboca dhaqaalaha dunida uu ka adkaan doono 2022-kii

Madaxda hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ka digtay in sannadkaan bilowga ah dhaqaalaha caalamka  uu ka adkaan doono  kii sanadkii hore,isla markaana dalalka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed,kaas...

Guddigga Arrimaha Dibada ee Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya

Guddigga Arrimaha Dibada ee Golaha Shacabka BJFS ayaa kulan la yeeshay wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Abshir Cumar Jaamac Haruuse. Kulanka waxaa shir guddoominaayay...

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jabuuti oo maanta kusoo wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda aynu walaalaha nahay ee Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah uga billaabaneysaa caasimadda dalka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharafeed u sameeyay Xildhibaan Ilhaan Cumar

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay munaasabad soo dhaweyn iyo casho sharafeed ah ugu sameeyay magaalada Muqdisho, Xildhibaan Ilhaan...

Mareykanka iyo Canada oo ay qabow ugu dhinteen ku dhawaad 38 qof

Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ciidda masiixiyiinta ee kirismaska ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka qeybgalaya Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalaya Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka,...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8445 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiiro ka tirsan XFS oo kormeeray isbitallada ay maamusho dowladda Soomaaliya

Xukuumadda Faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa horray xubo Wasiiro ah ugu xilsaartey ilaalinta iyo kor joogteynta ka warqabka isbitaallada ay dowladdu maamusho, iyadoo laga...

Wasiirka Deegaanka iyo isbeddalka cimilada XFS oo New York kaga qeyb gashay shir muhiim ah

New York- Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya DFS Marwo Khadiijo Maxamed Al Makhzoumi ayaa ka qeyb gashay furitaanka shirka...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo guddoomiyay shir looga hadlayay xakameynta hubka sharci darrada ah

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda F.S Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomoyey shir looga hadlayay sidii ay hey’adaha amniga dalku u xakameyn lahaayeen hubka...

Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Koonfur Afrika

Shirka Gudiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Pan-Afrika oo lagu qabtay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika inta udhaxeesay 13-ka illaa 22-ka Sibtember 2024 ayaa...