ibrahim

1839 POSTS0 COMMENTS
https://dalkajournal.so/

Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka iyo Maamulka Gobalka Hiiraan oo ku baxay Dagaal ka dhacay deegaan hoostaga Magaalada Baladweyne

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 5-aad Qeybta 27-aad iyo Maamulka Gobolka Hiiraan oo iskaashanaya ayaa kala dhexgalay laba maleeshiyo beeleed oo dagaal...

Fatahaad uu sameeyey Wabiga shabeelle oo waxyeello ugeystay deegaano hoostaga magaalada Jowhar

Tuulooyinka hoosyimaada magaalada madaxda Gobolka shabeellada dhexe ee Jowhar islamrkaana ah caasimadda Maamulka Hirshabeelle, ayaa waxaa kasocda barakac ka dhashay Fatahaad uu sameeyay Wabiga...

Madax ka kala socota Dowladaha ku midoobay G7 oo shirk ku yeeshay London

Wasiirada Arrimaha dibadda wadamada loo yaqaano G7 ayaa kulankooda diiradda ku saaray dhaq dhaqaaqa Ruusha uu kawado Ukraine, xaaladaha Iiraan, Shiinaha iyo Bariga Africa Shirkaan...

Golaha Maamulka Kumeel gaarka ah ee Suudaan oo la kulmay Wafdi ka socday Maraykanka

Golahan oo uu horkacayo Jeneral C/Fataax Al- Burhaan oo ah Madaxa Golaha kumeelgaarka ah ee hoggaanka Siyaasadda Suudaan ayaa la kulmay Maanta xubno ka...

kulan lagu taageerayo Dowladda Soomaaliya oo hadda ka socda Baladweyne

Kulan lagu tagerayo dowlada Soomaaliya oo ay soo qaban qabiyeen qeybaha kala duwan ee Bulshada magalada Beladweyne ee Maamulka Gobolka Hiiraan iyo kan Degmada...

Mareykanka oo Hindya ku caawinaya adeeg caafimaad oo lagu qiyaasay 100-milyan

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in dalka Hindiya loo dirayo gargaar Caafimaad oo qiimahiisu dhan yahay 100-milyan ,si ay qeyb uga noqoto dagaalka dalkaasi...

Kulan dhex maray Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Murashaxiinta

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa looga hadlay in...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku baaqay in dadkii barakacay ay dib u soo laabtaan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Muqdisho in ay dib ugu soo...

Burkina Fasa waxaa lagu dilay Suxufiyiin u dhashay dalka Spain

Labo Saxafi oo u dhashay dalka Spain iyo Nin u dhashay dalka Ireland oo u ololeeya Duur-joogta ayaa xalay lagu dilay weerar ka dhacay...

Hindiya waxaa sii kordhaya dadka u la’anaya viruska Covid-19

Wasaaradda caafimaadka Hindiya, ayaa soo warisay in ay u dhimatay xanuunka Covid-19 dad gaarayah 3,293, 24-kii saac ee la soo dhaafay, taas oo wadarta...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8881 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire(Yuusuf Dheeg)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeey geerida Saxafi Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya...

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad ee  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada...

Dowaladda oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...