ibrahim

1832 POSTS0 COMMENTS
https://dalkajournal.so/

Madaxweynaha JFS oo daahfuray Shir sanadeedka garsoorka dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay Shir-sanadeedka Garsoorka Dalka 2023-ka, oo sanadkii shanaad oo xiriir ah ka dhacaya Muqdisho. Shirkan...

Weerar mindi loo addegsaday oo ka dhacay goob tareenada laga raaco oo ku taalla Paris

Ilo-wareedyo ka tirsan Boliska Faransiiska ayaa sheegay in tiro dad ah ay dhaawacyo fudud soo gaareen maanta oo Arbaca ah, kadib markii uu Nin...

Ra’iisulwasaare Xamse oo kulamo layeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar

Qaahira:-(Wargeyska dalka):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Masar ayaa sheegay inuu rajeynayo in...

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka oo markale maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka, iyadoo Qorshuhu yahay in madasha uu daah...

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis waxbarasho+Sawirro

Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS Mudane, Faarax Sheekh C/qaadir ayaa magaalada Qaahira kula kulmay Wasiirka Wasaaradda Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista Sayniska...

Ciidamada Badda Maraykanka oo Gacanta ku dhigay Dooni sidday Hub

Taliska Dhexe ee Ciiddanka Badda Maraykanka ayaa sheegay inay qabteen Dooni nooca Kalluumeysiga oo lagu soo raray Kumanaan Hubka Fudud ee loo yaqaanno AK47. Bayaanka...

Guddiga Joogtada Ah Ee Golaha Shacabka Oo La Horkeenay Labo Sharci Oo Muhiim ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyay kulanka 12-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha...

Ciidamada DF oo howlgal qorsheysan kula wareegay deegaanka Jilib Marka

Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta kooxda Khawaarijtu kala wareegay deegaanka jilib Marka ee gobalka Shabellaha Hoose. Degaankan ayaa muhiim u ahaa...

Guddoonka cusub ee guddiga dib-u-eegista dastuurka oo maanta shiray

Guddoomiyaha guddig dib-u-eegista iyo la socodka dastuurka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Xuseen Iidow ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii koowaad ee guddiga. Guddiga Dastuurka...

IOM iyo World Bank oo mashaariic ka fulinaya gobolka Banaadir

Guddoomiye Ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda IOM oo...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8824 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasiirka Dastuurka XFS oo ka hadlay muhiimadda ay leedahay dhameystirka dastuurka KMG ah

Wasiirka Wasaaradda Caddaalada iyo Arrimaha DastuurkJFS Mudane Xasan Macalin oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Dastuurku oo dhameystirmo micnihiisu yahay dadweynaha Soomaaliyeed...

Wasiirka degaanka iyo isbaddelka Cimilada XFS oo kulan la qaadatay Madaxa COP29

Wasiirk wasaaradda degaanka iyo isbaddelka cimilada JFS Amb. Khadija Mohamed Al-makhzoumi, ayaa  kulan muhiim ah la yeelatay  Madaxa COP29 Danjire Iskandanov, labada dhinac ayaa...

Wasaaradda Arrimaha dibadda XFS oo yeertay safiirka Danmark u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in wasaaradda u yeertay Safiirka dowladda Danmark ee Soomaaliya Steen Sonne Andersen,...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo soo gabagabeeyay tababar Diblomaasiyadeed oo loogu talagalay Safiirrada cusub

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta soo gabagabeeyay tababar Diblomaasiyadeed iyo Hab-maamuus oo loogu talagalay safiirrada cusub ee...