Home Wararka Madaxweynaha Filibiin oo Xabsi ugu hanjabay dadka diidan inay qaataan tallaalka hortaga...

Madaxweynaha Filibiin oo Xabsi ugu hanjabay dadka diidan inay qaataan tallaalka hortaga Corona

Madaxweynaha Filipino Rodrigo Duterte, ayaa ku hanjabay inuu xiri doono dadka diidan inay qaataan talaalka ka hortaga Corona Virus.

“Dadka diiday in aay qataan Cirbada ka hortaga Corona waxay kala dooran doonaan qaadashada tallaalka ama xabsi ” ayuu Duterte ku yiri  khudbad telefishanka Filipino laga sii daayay fiidnimadii Xalay, ka dib markii inta badan Shacabka ku nool caasimadda  dalkaasi Manila ay diideen in ay qataan Tallaalka ka hortaga Covid 19.

Dalka Filibiin ayaa hadda si adag ula dagaallamaya  xanuunka Corona Virus, iyadoo wadarta dadka xanuunkan laga helay ay gaarayaan 1.3 milyan oo qof,  halka dad gaaraya 23,000 ay  u dhinteen xanuunkan.

- Advertisment -

Most Popular

Kulan Wadatashi ah oo ku saabsan Nidaamka Aqoonsiga Qaranka oo Muqdisho ka dhacay

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa  maanta si wadajir ah u qabtay kulan wadatashi oo ku saabsan kaalinta...

Shir looga hadlayo horumarinta Miisaaniyada dalka oo Mogadishu ka furmay

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Muqdisho ka furay shirka Wadatashiga Miisaaniyadda 2025-dalka. Shirkaan oo socon doona muddo saddex...

SHAQSIGII LAGU SHARFAY NOBEL PEACE PRIZE-KA ADDUUNKA OO ISKU BEDDELAY DAGAAL OOGE LA KARI LA’YAHAY

Ra’iisal wasaare ku sheegga Itoobiya sheydaanka madoow ee muuqda ee maanta ka arrimiya dalkii loo yaqiinay abasiiniya ayaa taariikh nololeedkiisu iyo soo jireenkiisuba ahaa...

WAXBA WAX BAA KA DARAN

In kastoo maalinba maalinta ka dambeysa ay dhacayaan arrimo hor leh, haddana waxaa wax lala yaaba ah arday u gacan qaaday macallinkiisa oo ah...

Recent Comments