Warar Dheeraad ah

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

0
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo Casriyeynta Shiinaha oo laga...

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

0
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah la qaatay xoghayaha Guud...

Wasiirka cadaaladda oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan Wasaaradda

0
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa maanta soo xiray tababar socday muddo afar maalmood ah oo ku saabsanaa...

Wasiirka caafimaadka oo xariga ka jaray qaybta Hooyada iyo dhallaanka ee Isbitalka Forlanini

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray qaybta Hooyada...

Guddiga Xuquuqul Insaanka oo ka digay faafinta wararka been abuurka ah

0
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, ayaa ka digtay in khataraha sii kordhaya ee ka dhasha adeegsiga aan la xakameyn...

Cayaaraha

MUUQAALLADA

Maqaallada

Faallooyinka

Wasiir Daa’uud “Barnaamijka dhir-beerista waxaa uu qiimo badan u leeyahay arrimaha deegaanka iyo...

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey toddobaadka dhir-beerista dalka, kaas...

Golaha wasiirada oo ansixiyey agaasimaha cusub ee hay’adda socdaalka

Muqdisho (WARGEYSKA DALKA): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn ayaa lagu ansixiyey Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

Masagawaay(WARGEYSKA DALKA):-Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa si weyn ugu qulqulaya goobaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dadweynaha. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday Muqdisho

Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo...

𝐌𝐀𝐀𝐌𝐔𝐋𝐊𝐀 𝐆𝐎𝐁𝐎𝐋𝐊𝐀 𝐁𝐀𝐍𝐀𝐀𝐃𝐈𝐑 𝐎𝐎 𝐃𝐀𝐀𝐇-𝐅𝐔𝐑𝐀𝐘 𝐌𝐀𝐒𝐇𝐑𝐔𝐔𝐂𝐀 𝐒𝐈𝐍𝐍𝐀𝐀𝐍

𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨(Wargeyska Dalka):-Guddoomiye Kuxigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdimajiid Daahir Aadan, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay mashruuca SINNAAN, oo ah...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qaabilay Xildhibaan Faarax Macallin iyo wafdi la socday

Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa hoygiisa ku qaabilay Faarax Macallin oo ka tirsan Baarlamaanka...