Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Dowaladda Talyaaniga kala hadlay iska kaashiga labada dal ee...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome oo uu safar shaqo ku joogo waxa uu Heshiis Is-afgarad...
Wargalin muhiim ah
Dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Pakistan waxaa lagu wargalinayaa laga bilaabo 6 September, 2021 kuna beegan Isniinta beri ah ay safaaraddu xerantahay...
DOORKA HALGAMAYAASHA GOBONIMO DOONKA SOOMAALIYEED
Soomaalida ayaa ah umad taariikh leh oo waayo dheer soo jirtay, Soomaalida intii ay jirtay waxay soo martay marxalado kaladuwan oo ay kamid ahayd...
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya iyo Madaxda Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo Heshiis...
Is-afgaradka Wasaaradda Waxbarashada ee Dawladda Federaalka iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dawladaha Xubnaha ka ah Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Shir muddo dhawr bari ah uga socday...
Taliyaha Booliiska gobolka Banaadir oo kormeerey Goobaha Imtixaanka Fasalka 8aad ay ka socdan.
Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Aadan (Qaroole) ayaa maanta kormeerey Goobaha uu ka socdo Imtixaanka Dugsiga Dhexe ee...
Madaxweyne Qoor-qoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Cadaado
Cadaado. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed cabdi kaariye ‘Qoor qor’ iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa manta safar dhulka ah ku tagay Magaalada Cadaado ee...
Tartamayaasha Degmada Kismaayo oo ku guuleystay tartan Cilmiyeedkii ka socday Warbaahinta Qaranka.
Tartan aqooneedkan ka baxa sanad walba Bisha barakeysan ee Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartameyaasha Degmada Jilib oo caawa u gudbay wareegga 3aad ee tartanka
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto...
Warbin Kobaca Hormarka waxbarashada Deganka Bowdadhagare ee Gobolka galgaduud.
Deeganka bowdadhigarre ee gobolka galgaduud Oo 32km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Cadaado ayaa kamid ah deegaanda sookoraya dhanka waxbarashada waxaa kuyaalada hal iskool...
UK oo deeq waxbarassho siineysa Soomaalida
Xarunta Chevening ee dowladda Ingiriiska u qaabilsan horumarinta iyo hoggaaminta ayaa bixineysa fursad waxbarasho oo u furan aqoon yahannada Soomaalida ee leh xirfadaha hoggaamineed.
Haddaba...