Wararka

Shacabku weey ku qanceen dadaalka Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

0
Shacab waynaha Soomaliyeed meel walba oo ay jogaan dal iyo dibad waxay ka siman yihiin oo ay maskaxda iyo qalbiga ku hayaan inay mar...

Kuuriyada Woqooyi oo soo bandhigtay gujisyada ku howlgala hubka Niyuklerka

0
Kuuriyada Woqooyi ayaa ku dhawaaqday in ay furtay bog cusub oo ku aadan weerarada xirfadeysan  ee loo adeegsado maraakiibta ku howlgala hubka Niyuklerka ah...

Ciidamada Xoogga oo khawaarijta ka xoreeyay Deegaanka Ceel-lahelay iyo tuulooyin kale

0
Ciidamo isugu jira xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka oo dhowr deegaan ku baacsaday Khawaarijta ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo u dhow...

Soomaaliya iyo Ethiopia oo kala saxiixday heshiis cusub

0
Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixiyay nuxurka heshiiska ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya. Shirka waxaa goobjoog ahaa...

Guddomiyaha golaha shacabka oo shir-guddoomiyey kulanka 31-aad ee guddiga joogtada ah

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Shir guddoomiyay Kulanka 31-aad, Guddiga Joogtada ah ee Golaha...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Dooxa kula kulmay Dhiggiisa Qatar

0
Dooxa:- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan dalka Qatar ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarinta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo dhiggiisa dalka Ethiopia Muqdisho ku soo dhaweeyey

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Salax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey dhiggiisa dalka Ethiopia, Mudane Dekeme Mekonnen Hassan iyo wafdi oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh o kulan la qaatay hogaannada Taliska ciidanka xoogga dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka...

Shirka golaha wasiiradda oo looga hadlay xaaladda amni ee dalka

0
-Ku Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey shirka golaha Wasiiradda, kaasi oo...

Howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka ka fuliyeen deegaanka Baraag Cali gaduud

0
Deegaanka Baraag Cali gaduud oo hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa howlgal qorsheysan ay ka sameyeen ciidamada xoogga dalka waxaa lagu dilay...