Ra’iisul wasaare Xamse booqasho rasmi ah ku joogay dalka Qatar ayaa dalka dib ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay...
Wiil iyo Abtigii oo ka mid ahaa Khawaarijta ayaa isku dilay qeybsashada Baad ay...
Galgaduud:- Xubno ka tirsanaa kooxda Khawaarijta oo isku dilay deegaanka Hoodlay oo ka tirsan Degmada Ceeldheer, laba horjooge oo khawaarijta ugu magacownaa waxay ugu...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga oo tababbar...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar, kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka...
Shacabka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey dadaalka Dowladda Soomaaliya. Qeybta 2-aad
La Dagaalanka Musuqmaasuqa, Shacabka Soomaaliyeed wuxuu u arkaa la dagaalanka musuqmaasuqa inay tahay shaqo mudan in la siiyo ahmiyadda koowaad, waxayna qayb ka tahay...
Ciidanka Xoogga oo xubno Khawaarijta ka tirsan ku dilay Berdaale
-Ciidanka qalabka sida oo kaashanaya kuwa deegaanka ayaa jabiyay maleeshiyo ka tirsan khawaarijta oo xalay isku dayay in ay weerar ku soo qaadaan degmada...
296 ruux oo ku dhintay dhulgariir xooggan oo ku dhuftay Morocco
Dhulgariir xooggan oo cabbirkiisu dhan yahay 6.8 ayaa ku dhuftay Dalka Morocco, sida ay sheegtay hay’adda sahaminta saadaasha dhul-gariirkada ee Maraykanka (USGS).
Ugu yaraan 296...
Guddoomiyaha degmada Maxaas oo ugu baaqay bulshada in ay ka qayb qaatan dagaalka Khawaarijta...
Kulanka ayaa diirada lagu saaray sidii door firfircoon ay Odayaasha dhaqanka uga qaadan lahaayeen dagaalka kadhanka khawaarijta iyo sidii qaab wada ogol ah loogu...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo dadka deegaanka Guulane markale ugu baaqay dagaal ka dhan ah...
Madaxweynaha dowladda goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabul lagu ciribtirayo Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab ayaa tagay deegaanka Guulane.
Madaxweynaha oo socdaalkaan booqashada...
Ballaarinta xubnaha BRICS, Afrika iyo Galbeedka ma waxay u tahay isku dheelitir awoodeed ama...
Is-balaarinta degdega ah ee wadamada ku midoobay iskaashiga dhaqaalaha ee loo soo gaabsho BRICS ee kala ah Baraasiil, Ruushka, Indiya, Shiinaha, iyo Koonfur Afrika—waxay...
Wasiirka Kaluumaysiga XFS oo sheegay in la joogo waqtigii ugu danbeeyay ee Khawaarijta.
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan oo la hadlay qaar kamid ah hoggaamiyaasha bulshada ayaa...










