Xarunta Qaran ee kahortagga iyo ladagaalanka Fikradaha Xagjirka ah oo xubnaha khawaarijta ee dowladda...
Xarunta Qaran ee kahortaga iyo ladagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Tubsan waxaa ay ku wargelinaysaa dhammaan Xubanaha ka tirsan Aragagixisada balse danaynaya in ay...
Wasiirka kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo lagu soo dhoweeyay Degmada Xeraale
Dhuusamareeb- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo malmahaan abaabul iyo diyaarin...
Kulan looga hadlayey la qabsiga cimilada iyo illaalnta deegaanka oo Muqdisho lagu qabtay
Kulan wadatashi iyo Aqoon Isweedaarsi isugu jiray isla markaana ay soo agaasintay Xarunta Heerka-Sare ee La-qabsiga Isbeddelka Cimilada iyo Ilaalinta Deegganka ee Urur Gobaleedka...
Aqalka Sare oo Akhrinta koowaad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ooy wehliyaan ku xigeennadiisa, ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga Saddexaad kulankiisa 5-aad...
Afhayeenka Ciidanka Booliska oo faah-faahin ka bixiyay howgalkii degmada Dharkeenleey
Ciidanka xasalinta Caasimadda Muqdisho ayaa soo afjaray howlgal gaarka ah oo lagu bartilmaamaystay Guriga uu degan yahay Nin lagu magacaabo Sheekhow Xasan Cali.
Shir jaraa’id...
Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhacay Galgaduud ku khaarajiyay 5 ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaannada Garileey iyo Cali-Yabaal ee Gobolka Galgaduud ku dilay 5 dhagarqabe oo tirsan Khawaarijta Alshabaab...
Ciidamada Xoogga Dalka oo Howlgal ka dhanka ah Khawaarijta ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidamada Xoogga Dalka ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga waddada isku xirto magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.
Howlgalkan oo ay wadajir...
Hoggaamiyaha dhabta waa midka u sahmiya dadkiisa goobta ku haboon (WARBIXIN)
Degmada Galhareeri ee Gobolka Galguduud ayay Khawaarijta haatan u tahay xarun weyn oo ay u arkayeen in ay ku amaan galayaan, balse Ciidamada Xoogga...
TIXANAHA SHEEKADA MAANO FAAY (QEYBTA 50-AAD
Ninkeeda Ciise-Dheere qudhiisu aad buu u soo dhaweeyaa, una xushmeeyaa dumaashidii Maana- Faay. Waa nin dhallinyaro ah oo maskax furan. Isaga iyo Leyla aad...
SHEEKADA DADKII UU HAL-ABUURKOODU DHIMASHADA U HORSEEDAY. (QEYBTA 1-AAD)
Qisada aynu goorkan idiin wadnaa waxay ku saabsan tahay dad dunida magac ku lahaa oo ayagu dhimashadooda sabab u noqday haddaba see bay wax...









