Wararka

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo tababar u soo xiray 106 dibloomaasi oo ka qalin...

0
Wasiirka Wasaaradda Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Huruuse ayaa tababar u soo xiray 106 dibloomaasi oo ah horrintii 11-aad...

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo maanta daah-furay diiwaan-gelinta shaqaalaha KMG ah

0
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya  madane Cismaan Libaax Ibraahim ayaa maanta daah-furay diiwaan-gelinta shaqaalaha KMG ah ee dowladda Wasiirka ayaa...

Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka wadamada G20

0
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda caafimaadka Dalalka India,...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka furay shirweynaha ansaxinta Istiraatiijiyada Qaranka ee isku-xirka xiriirka...

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane, Daa’uud Aways Jaamac ayaa goordhow Muqdisho ku daah-furay shirka ansaxinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee isku-xirka xiriirka warbaahinta ee...

Digniintii ugu dambeysay oo loo diray Al-shabaab (WARBIXIN)

0
Masuuliyiin badanayaa safarro shaqo ugu tagay Deegaannada ay ka soo jeedaan ee uu ka socdo dagaalka xaqa ah ee lagula jiro Kooxda Khawaarijta ah...

Xubin katirsan khawaarijta oo isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka

0
Isxaaq Mayow Mohamuud oo Magaca afgarashada Khawariijta loo yaqaanay (Sayib) ayaa Isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Qeybta 60aad. Isxaaq Mudo Afar sano...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan hor-dhac ah la qaatay Wasiirrada Warfaafinta dowlad gobolleedyada iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, mudane Daa’uud Aways Jaamac oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa kulan hor-dhac ah la qaatay...

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda isgaarsiinta XFS oo degmada Xarardheere ku booqdey ciidamada dadka deegaanka ee...

0
Safarkan dhulka ah ee wasiir kuxigeenka wasaaradda isgaarsiinta iyo tignolajiyada dowlada Soomaliya Xildhibaan Xussen Axmed Culusow uu ku tagay Dhuusamareeb ilaa Xarardheere ayaa ku...

Xarunta Qaran ee kahortaga iyo ladagaalanka Fikradaha Xagjirka ah oo sheegtay in xubnaha katirsan...

0
’Xarunta Qaran ee kahortaga iyo ladagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Tubsan waxaa ay ku wargelinaysaa dhammaan Xubanaha ka tiran Aragagixisada balse danaynaya in ay...

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka XFS oo kulamo mira dhal ah la qaatay Madax ka tirsan...

0
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiirada caafimaadka Dalalka...