10 Qodob oo sharci ah kuna saabsan sida loo weriyo wararka agagixisada la xiriira
Hadafka ururada argaxisada ayaa ah in ay abuuraan (Environment) bey’o ama xaalad cabsi ah, arggagixin, baqdin gelin ka weecisa qof ama bulsho in ay...
Wasiirada HirShabeelle oo ansixiyey miisaaniyadda 2023-ka, kana hadlay dagaalka Khawaarijta
Madaxweynaha Dowladda goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle.
Shirka Golaha Xukuumada ayaa ugu horeyn lagu dhaariyay xubno kamid...
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta Oo Kormeeray Xarunta SNTV Ee London
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale oo howlo shaqo u jooga magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa booqday xarunta...
Xulka Qaranka Argentine oo ku guulleystay Koobka Adduunka 2022
Xulka Qaranka Argentine ayaa ku guulleystay Koobka Adduunka sannadka 2022 ee ka qabsoomay dalka Qadar, ka dib markii ciyaar gaartay Gool-ku-laad 4-2 kaga adkaatay...
Madaxweynaha Koofur Galbeed oo Cafis u fidiyey Maxaabiis ku xirneyd Xabsiga dhexe ee Baydhabo
Baydhabo- Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Cafis u fidiyey qaar kamid ah Maxaabiista ku jirtay Xabsiga dhexe ee Magaalada...
Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomay qorshe howleedka sanadka 2023 ee Wasaaradda Haweenka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta waxa uu ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul...
Ra’iisul wasaare Xamse “Waxaan billaabayna Kacdoon lagula dagaalamayo Musuq-maasuqa”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta ka qaybgalay munaasabad lagu xusayay Maalinta Caalmiga ah ee La-Dagaallanka Musuq-maasuqa, ayna soo qabanqaabisay...
Wasiir Daa’uud Aweys” Dowladdu waxay diyaarisay qorshaha howlgalada iyo xasillinta goobaha la xoreeyay,”.
Muqdisho.(Wargeyska):- Wasiirka warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka warbixiyay howlgalada ka dhanka kooxda Khawaarijta ah ee ka socda gobollada dalka iyo...
Khawaarijta oo wayday xubin muhiim u ahayd(Warbixin).
Bishan waxay ahayd bil si weyn loo gumaaday Kooxda argagaxisada ah ee Khawaarijta, gaar ahaan Gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana Ciidamada Qalabka Sida, kuwa Deegaanada...
Xuska Maalinta Afka Carabiga(Warbixin)
Muqdisho: Afka Carabigu waa tiir ka mid ah dhaqamada kala duwanaanshaha aadanaha. Waa mid ka mid ah luqadaha looga hadlo adduunka oo dhan, oo...