Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay...
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruse) ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS oo kormeeray Dhulka Xarunta xogta Qaranka
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kormeeray Dhulka loogu talagalay in laga dhiso Xarunta xogta Qaranka (National Data Center) oo...
Maamulka iyo waxgaradka degmada Baxdo oo qaaday tallaabo dhiiri-gelineysa dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta
Maamulka degmada Baxdo iyo Odayaasha dhaqanka ayaa deeq isugu jirta labo neef oo geel ah iyo raashiin ku wareejiyay saraakiisha hoggaamineysa ciidamada dib u...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay shirka isbedelka cimilada iyo sugnaanta cunnada
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay kulan uu soo agaasimay Bangiga adduunka oo looga hadlayay...
Ku-simaha Madaxweynaha oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan
Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan...
KU-SIMAHA MADAXWEYNAHA JFS AHNA GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KORMEERAY XAFIISYADDA VILLA HARGEYSA
Muqdisho, Nofeembar 12,2022: Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray qaar ka...
Wasaaradda warfaafinta XFS oo tababar u furtay 30-Saxafi
Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka ayaa maanta oo sabti ah tababar u furtay 30-saxafi oo ka kala socda warbaahinta dawladda, dalwlada gobaleedyada...
kulanka qaran ee xiriirinta dowladaha hoose oo ka furmay Muqdisho
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa furay kulanka qaran ee xiriirinta Dowladaha Hoose, kaas oo...
Hoos u dhac dhaqaale oo taabtay kooxda Khawaarijta (WARBIXIN)
Dagaalka lagula jiro Kooxda Khawaarijta ayaa galaya ku dhawaad bishiisii afraad ayaa waxaa soo baxaya in laga gaaray guulo waaweyn ee dhinacyada Militariga, Dhaqaale...
Mareykanka oo dib u celiyay diyaarad laga Shakiyay
Diyaarad ay leedahay shirkadda Emirates airlines, oo ku socotay New York, taasi oo ay saaraanayeen ku dhowaad 250 qof oo rikaab ah, ayaa lagu...