Liz Truss weey tagtay: Yaa noqon doona ra’iisul wasaaraha cusub ee UK?
Todobaadka soo socda ,waxaa dalka Ingiriiska ka dhacay doorasho hogaamineed, si loo doorto qofkii bedeli lahaa Liz Truss ka dib markii ay ku dhawaaqday...
Bakool: Ciidamo madani ah oo ku biiray dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab
Ciidamo madani ah oo ka socda degmada ceelberde ee gobolka bakool ayaa ku biiray dadaaladaa loogu jiro ka qeyb qaadashada howgalka xureynta kooxaha maleeshiyaadka...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAXAA NAGA GO’AN IN DHAQANKEENNA BULSHO IYO DOWLADNIMO AAN KU ILAALINNO...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu soo gab0-gabeeyey...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYEYAASHA MAXKAMADDA RAFCAANKA IYO MAXKAMADDA GOBOLKA BANAADIR
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha...
Wasiirka Amniga XFS iyo Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo Xarigga ka jaray Dhismaha Cusub...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Dr. Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya Dr. Axmed Cali Daahir ayaa si...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo Kormeeray Difaacyada Ciidanka ee Deegaanka Xawaadleey
Taliyaha ciidanka xoogga dalka ayaa kormeeray fariisimaha ciidanka xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka Xawaadley.
Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray Difaacyada Ciidanka Xoogga ee...
Ciidanka Xoogga Dalka oo argagixisada ka saaray degaanno katirsan gobolka Shabeellada dhexe
Jowhar- Guutada 17-aad ee kumaandooska CXDS ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyeen saacadihii lasoo dhaafay degaano ay kamidyihiin Warciise, Gaaleef, Qoordheere, Jilable, oo dhammaantod hoostaga...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo gaaray Beled weyne
Beled weyne- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beled weyne halkaasi oo uu ku...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRRADA WAXBARASHADA HEER FEDERAAL IYO HEER DOWLAD-GOBOLEED
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirrada Waxbarashada heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee dalka ayaa kala...
Shacabka degmada Kaaraan oo qabtay Laba dhagarqabe oo ka tirsanaa Al-shabaab
Shacabka ku dhaqan Degmadda Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Al-shabaab oo isku dayay inay...