Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay hoggaanka rugta ganacsiga iyo warshadaha Qatar
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa saaka kulan miro...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in saraakiil ciidan loo xiray qalad ay sameeyeen awgeed
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in saraakiil ciidan xabsiga loo taxaabay, lana horgeyn doono maxkamadda ciidamada qalabka sida si loogu qaado dabmiyada loo haysto.
“Saacaddaas...
Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane, Maxamed Barre Maxamuud ayaa la kulmay dhiggiisa dalka Kenya, Ababu-Terrah Egh, waxayna ka wada hadleen iskaashi dhex...
Madaxweyne Xasan Sheekh: Dagaal haddii la galo waa la kala bartaa dadka
Madaxweynaha JFS, ahna Taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay xilliyada dagaalka in la kala barto dadka, gaar ahaan...
Howl gallo lagu sugayo amniga oo ka dhacay Muqdisho
Ciidamada amaanka ayaa xalay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda ka sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida caasimadda.
Qaar ka mid ah waddooyinka Caasimadda, guryaha iyo...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo wax laga wediiyey arrimaha xabsiga dhexe ee Xamar
Guddiga gaarka ah ee u kuur-gelidda arrimaha Xabsiga dhaxe ee Xamar ayaa waxa ay kulan kula qaateen xaruunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa ka qeyb galay Shirka Cimilada Afrika oo ka dhacaya dalka Kenya.
Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen madax badan oo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray ciidanka dagaalka kula jira Khawaarijta ee ku sugan Maxaas
Maxaas- Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeer ku tagay xerada ciidamada Guutada Cali binu Abiidaalib ee degmada Maxaas ayaa ku bogaadiyey guullaha...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dowladda Qatar kala hadlay in ay garab ku siiso ciribtirka...
Doxa-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la...
Xildhibaanno iyo Odayaasha dhaqanka oo la dardaarmay Ciidanka dib u xoreynta
Xildhibaannada iyo Odayaasha dhaqanka kasoo jeeda degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ayaa dhiirrigalin iyo ballanqaadyo u sameeyay ciidanka xoreynta deegaannadaas.
Xildhibaan, Maxamed Abuukar Jacfar ayaa la...










