Wararka

Xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir” Maka hari doono cadowga ilaa dalka laga wada xoreeyo,”

0
Gobolka Hiiraan waxaa wali ka socda kacdoonka looga soo horjeeda maleeshiyada argagixisada Al-shabaab ee ay wadaan ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka ee loo...

Madaxweyne Deni oo kulan Sagootin ah la yeeshay James Swan

0
Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay fadhiga dalalka Carabta ee Algiers

0
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Dr. Cilmi Mohamoud  Nuur ayaa maanta khudbad xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda dala Soomaaliya iyo arrimo kale ka...

Dhaqdhaqaaq ganacsi oo dib uga bilowday suuqa xoolaha ee ceelbarde

0
Roobka deyrta oo ku da’ay deegaanka  ceelberde iyo nawaaxigeeda ayaa sababay in ay soo  laabyaan dhaq dhaqaaqa ganacsiga ee suuqa lagu iibiyo nuuctada xoolaha...

Barakacayaal cusub oo soo gaaray duleedka Muqdisho

0
Qoysas badan oo barakacayaal ah ayaa ku soo jabay deegaanka Gubadleey  oo dhaca duleedka Magaalada Muqdisho. Qoysaskaan ayaa latilmaamay in abaaraha ka jira dalka ay...

Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Wasiirrada Aw-qaafta heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Mudane Dr. Maxamad Axmad Shiikh Cali “Doodishe” ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta DFS...

R/wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweyne Dani

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xalay la kulmay  Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha...

Wasiirka Arrimaha Guddaha oo kulan la qaatay masuuliyiin ka socday Heya’adda Nadra

0
Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay hey’adda NADRA ee ka shaqeysa diiwaangelinta dadweynaha...

WASIIRKA AMNIGA GALMUDUG OO CADAADO TABAABAR UGU SOO XIRAY 200 OO ASKAR BOOLIS AH.

0
Wasiirka amniga Galmudug, saraakiisha Booliska Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo Xildhibaano ka tirsan Galmudug ayaa ka qaybgalay xiritaanka tababarka ciidankan Booliska ah oo muddo...

Ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishta koonfur galbeed soomaaliya oo gaaray degmada ceelberde...

0
Ciidamo isugu jira xooga dalka iyo daraawiishta koonfur galbeed soomaaliya oo gaaray degmada ceelberde gobolka bakool. Degmada Ceelberde Gobolka Bakool waxa ka socda diyaargarow cadowga...