Wasiirka Maaliyadda XFS oo kormeer ku tagay Xafiisyada ku howlan dakhli uruurinta cashuuraha
Si loo dar-dar galiyo sare u qaadidda dakhliga Dowladda, wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kormeer ku tagay xafiisyada ku...
Xalka Khawaarijtu waa Xabad (WARBIXIN)
Dalka waxaa ka soconayo howlgallo dhulka iyo Cirka ah, kuwaasi oo ay wadaan Geesiyaasha xoogga dalka oo kaashanayo kuwa deegaanka oo loo yaqaan Macaawisleyda...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo ku baaqay in la garab istaago ciidanka Qaranka
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo warabaahinta la hadlay ayaa ku baaqay in la garab istaago ciidamada Qaranka...
Guddoomiye Madaale: Waa inaan muujinaa midnimadeena ku aadan ladagaalanka Khawaarijta iyo in dalkaan laga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), oo ka qeybgalayay kulan lagu taageerayey howlgallada dalka looga xoreynayo khawaarijta ayaa...
Safiirka Soomaaliya ee dowladda Itoobiya oo kulan la yeeshay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada...
Addis Ababa- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Addis Ababa kula shiray kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay H.E...
Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo kormeeray xarumaha loogu adeego bulshadda ee degmada Xarardheere
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Axmed Macalin Fiqi oo uu wehliyo mudane Cabdiraxmaan Cagaweyne oo ah xildhibaan ka tirsan golaha...
Shirka dhismaha waaxda dhaqaalaha bulluugga ee wasaaradda Kalluumeysiga oo Muqdisho ka furmay
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha bulluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Muqdsiho ka furay shirka dhismaha waaxda Dhaqaalaha Buluugga ah ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo booqday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo hawlaha shaqo ee socda ku tegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ra’iisul...
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo daah furay Tartan Suugaaneedka hirgeli hibadaada
Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta daahfuray tartanka Hirgeli Hibadaada oo ah tartan Suugaaneed Abwaaniinta Soomaaliyeed kaga qayb qaadanayaan dagaalka lagula...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Shirguddoomiyey kulankii 22-Aad ee Golaha shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 22-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...










