Wararka

Wasiirka shaqada XFS oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Safiir Dr....

Talaabo kasta oo looga takhalusayo Shabaabka oo la qaadayo’ (WARBIXIN)

0
Wali waxaa socda dardargalinta dagaal ee lagula jiro kooxda Khawaarijta ah, islamarkaana ay socda howasha toosinta habaca gala habsami u socodka gulufka lagu ciribtirayo...

NINKII NAAGTIISII TUMAY OO NAFTA KU DHIBI JIRAY

0
Nin baa reer gabar ka guursaday, markuu laba bilood qabay bey ka carartay markaas baa la waayey meel alaala meel ey aaday, markaas buu u...

NIN SADDEX DUCO LA SIIYEY

0
Adduun waa Sheeko iyo Shaahid, Buug uu qoray Qoraaga weyn ee Xasan Yaaquub Baaba Raqiis, ayaan ka soo qaadanay Sheekadan waxayna ku billaabaneysa sidatan: Nin...

SHEEKADII NINKII CIRKA WEYNAA

0
Beri baa nin safar ah u soo hoyday reer meel baadiye ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa,...

HABAR IYO WIILKEEDA

0
Beri baa islaan aad u da'wayn oo dhul hawd ah ku nooleed, 1wiil oo ay aad u jecleedna ilma ka dhashay , waxaa kadeeday...

Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare...

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee...

WAXAAN MAALIG KUU QORIN MUSUQ HA KU RAADIN.

0
Dowladdeena gaar ahaan miisaska ay laamaha garsoorku ku shaqeeyaan waxaa si xoog leh uga socda boqolaal dacwadood oo la xariira boob iyo wax isdaba-marin...

TOBAN SANO KA DIB XAALKEENU SIDEE BUU NOQON DOONAA?

0
Gobolkan aynu ku nool nahay ee bariga Afrika toban sano ka dib wax weyn baa iska beddeli doona. 2033 tirada dadka reer Kenya waxay...

XAQIIQDII TAARIIKHDU WAA KEYD AAN DUUGOOBIN

0
Taariikhdu waa ma guuraan dalkaan wuxuu soomaray heerar kala duwan oo dhib iyo dheefba lahaa. Haddaba waxaa loo baahan yahay in wax laga qoro dhacdooyinka...