Ciidanka Xoogga oo SH/Dhexe ka fuliyay howlgal lagu sifeynayo khawaarijta
Ciidamada Xoogga ee ku sugan Gobolka Sh/Dhexe iyo kuwa madaniga ah ayaa howlgal lagu sifeynayo khawaarijta ka fuliyay aagga deegaanka Ciid-Ciidka oo hoostaga deegaanka...
Booliska oo soo bandhigay dhacdooyinkii ka dhacay Caasimadda todobaadkii la soo dhaafay
Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xarunta taliska Ciidamada Booliska shir jiraa’id ku qabtay ayaa warbaahinta la wadaagay warbixin la xiriirta xaaladihii ugu dambeeyey ee...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga Amb. Ibrahim M. Yagli.
Guddoomiye...
In ka badan 100 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay dagaalkii ka dhacay shalay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiisa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka baxshay dagaalkii shalay...
Wasiir Xasan Macallin” Dagaalka Khawaarijtu wuxuu ka socdaa gododkii ay ku dhuumaaleysan-jireen”,
Wasiirka Cadaalladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin ayaa sheegay in guulo la taaban karo laga gaaray dagaalka muddada sanadka ah socda ee...
Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka dib kulankoodii toddobaadlaha ahaa...
Wasiir Al-caddaala: Dagaalka sanad jirsaday ee lagula jira khawaarijta wuxuu keenay in uu burburo...
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane, Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Al-Cadaala oo ka qeyb galayay Barnaamij looga hadlayay sanad kadib maxaa ka...
Madaxweynaha Ethiopia oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee Ethiopia
Addis Ababa:- Madaxweynaha Dawladda Ethiopia, Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoontay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane,...
Xildhibaan Marwa Cabdi oo la kulantay Xoghayaha guud ee midowga Baarlamaanka Adduunka
Geneva:-Xilidhibaan Marwa Cabdi Bashiir ayaa kulan kula yeelatay magaaladda Geneva Xoghayaha Guud ee Midowga Baarlamaanka Aduunka Mr. Martin Chungong.
Marwa Cabdi Bashiir iyo Xoghayaha Guud...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco, 04 October, 2023
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa weli ku guda jira hoggaaminta dhameystirka...










