TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY QEYBTII (55-AAD)
Waxayse ku beegantay goor Leyla dulqaadkeedii buux dhaafay, ee ay aad uga xanaaqday dadkii dul- tubnaa iyo warkii badnaa ee ay ku buuqayeen. Waxaa...
MID KA MID AH SHEEKOOYINKA BEEN HAWAAS
Been hawaas beri baa waxaa deegaan ku noolaa nin beenlow haabaana ah, oo dhagarta iyo been-abuurka ku caan baxay, waxaana wax walboo oo uu...
Kooxda Xamaas oo qaadday Hawl-gal ka dhan ah Israa’iil
Wararka ka imaanaya dhulka reer Falastiin ayaa sheegaya in kooxda Xamaas ee maamusha marinka Gaza ee go’doonsan ay bilaabeen hawlgal loogu magac daray daadka...
QURBA JOOGTA MAALGASHIGA KU SAMEYSATA WARSHADAHA YAR YAR.
Magaalada Muqdisho waa magaalo madaxda dalka waxaana Ku nool bulsho badan oo Ka Kala yimid gobollada dalka iyo dadka deegaanka ayaa bilaabay hal abuuro...
DADKA KA GANACSADA DAAWOOYINKA HERBALKA
Dadka ka ganacsada daawooyinka herbal oo qaar la soo ifbaxay khayaano dadban.
Nagamid ma ahan dadka caadeystay khishka iyo khiyaanada laga ganacsado.
Waxaa haatan isa soo...
CABSI LAGA QABO SARE U KACA KU YIMAADA QIIMAHA LA KALA SIISTO SALIIDDA CEYRIIN
Sacirka saliida ayaa aad looga Cabsi qabaa in uu saro u kaco taasi oo keentay in qiimaha suuqyada caalamka ay hoos dhac weyn ku...
Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo qaadanaya Dufcadii 3-Aad
-Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga oo ah hay’ad tacliin sare oo xukuumi ah, looguna talagalay in uu soo saaro saraakiil iyo howlwadeenno leh aqoonta...
Haweeney ku guuleysatay Abaalmarinta Nobel Peace Prize 2023-ka (MAQAAL)
Abaalmarinta Nobel Prize ah oo loo yaqaan ‘Nobelpriset;: Nobelprisen ayaa ah lix leyliska caalamiga ah ee sannadlaha ah ee loo yaqaan’ Swedish ‘iyo’ Norwegian ‘,...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tunisia iyo Maraykanka
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia oo La Kulmay Danjirayaasha Tunisia iyo Maraykanka ee Ethiopia.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Ethiopia Mudane Cabdullaahi Maxamed...
Putin” Madaxii Wagner wuxuu ku dhintay bam ku qarxay gudaha diyaarad uu la socday”
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa soo jeediyay in burburka diyaaradda uu ku dhintay madaxii ciidamada Wagner, Yevgeny Prigozhin, ay sababeen bam gacmeed ka qarxay...










