Wararka

Howlgal lagu dilay xubno ka tirsan khawaarijta oo ka dhacay Gobalka Shabeellaha Hoose

0
Muqdisho(SONCiidanka xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyay deegaanka Garilow hoos taga degmada Janaale ee Gobalka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayay ciidamada ku dileen laba...

Wasiirka shaqada ee XFS oo kormeeray xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa Kormeer howleed ku tagay Xarunta Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka Dowladda oo ay ka socotay...

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo loo diyaariyay howlgalka ka...

0
Guriceel- Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo wasiirka gaashaandhigga dalka Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa guriceel ku booqdey cutubyo ka...

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia oo qaabilay danjireyaasha Jaamacadda carabta iyo Germany ee Ethiopia

0
Addis Ababa- Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ayaa Addis Ababa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee Ethiopia Mudane Ambassador...

Wasiirka Caafimaadka XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Masar

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Qaahira ee dalka...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo u ambabaxay dalka Talyaaniga

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SAFAR SHAQO UGU AMBA-BAXAY DALKA ERETERIYA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku qaadanayaan qaar ka...

TOOBIYAHA NABAD RAADINTA LOO MARO

0
Dhibaato kasta xal bay yeelataa haddii la helo jawi wanaagsan, afgarad iyo dadyow u heelan in la gaaro waddada nabadda. Waxaa aad loo soo dhaweeyey...

KEYD DHIGO INTAAD DHALLINYAR TAHAY

0
jiritaanka nooluhu wuxuu ka soo askumaa  uurka hooyada, ka dibna wuxuu u soo gudbaa ifka oo uu waayo kooban joogo, ugu dambeyna goortii caleentiisu...

MUHIIMADDA GUURKA

0
Guurku waa hanaan soo jireen ah oo abuurta aadmiga ku sidkan, wuxuuna udub-dhaxaad u yahay taranka bulshada iyo kala tafiirmiddooda. Barbaar walboo shinkiisa gaadhay iyo...