Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kulan la yeeshay xigeenka ergeyga QM

0
Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo si rasmi u daahfurtay xarunta kormeerka hirarka

0
Hay’adda isgaarsiinta Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay xarunta hawlaha kormeerka hirarka, taas oo ah tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda oo ka wada hadlay...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda Uganda ee Dhanka Isdhexgalka Gobolka John...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Finland u fadhiya Soomaaliya, Pirkka Tapiola oo...

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah

0
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono...

Ciidanka degaanka Xinlabi oo kala wareegay khawaarijta Gaari u sida Saanad Ciidan

0
Geesiyaasha Deegaanka ee ka hawlgalaya Xinlabi ayaa xalay hawlgal ka fuliyay meel u dhaw Deegaanka Dabagalo ayaa ku guulaystay in ay la wareegaan gaari...

Wasiirka Haweenka iyo xaquuqul Insaanka XFS oo Tanzania uga qeybgaleysa Shirweynaha 2-aad ee Gudniinka...

0
Wasiirka Haweenka iyo xaquuqul Insaanka xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Khadiija Maxamad Diiriye oo dalka Tanzania uga qeybgaleysa Shirweynaha 2-aad ee caalamiga ah ee Gudniinka Fircooniga...

Taliyaha Boliiska Koonfur Galbeed oo ka qeyb galay shir looga hadlayay dar-dargalinta Aminga Magaalada...

0
Taliyaha Booliska maamul goboleedka  Koonfur Galbeed  G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa shir guddoomiyay kulanka dar-dargelinta amniga Koofur Galbeed oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. Waxaa...

Al-shabaab oo holac naareed kala kulmay Bud Bud iyo Shabeeloow (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye koor koor, islamarkaana uu u wakiishay sii hoggaaminta Dagaalka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sh. Maxamuud oo...

Howlgal lagu dilay 20-katirsan khawaarijta oo ka dhacay degaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug

0
Hawlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa xalay laga fuliyay deegaanka Shabeelloow ee koofurta gobalka Mudug. Hawlgalka waxaa lagu...