Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo tababar u soo xiray ciidamada ilaalada deegaanka
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqasho ku tagay Xarunta Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka...
Wafdi u hor kacayo ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo gaaray Dhuusamareeb
Wafdi u hoggaaminayo ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS Salax Axmed Jaamac ayaa gagida diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin...
Maxkamadda G/Banaadir oo xukunno kala duwan ku riday Saraakiil ka tirsana hay’adaha dowladda
Maxkamadda Gobolka Banaadir qaybta ciqaabta Laanta tashiga ayaa ku dhawaaqaday xukunka kiis dacwadeedka ay Eedeysanayaasha ka ahayeen 11 sargaal oo ka kala howlgalayay qaar...
Todobaadkan iyo Soomaaliya (WARBIXIN)
”Maraykanka oo ugu dambeyn guul ka keenay Soomaaliya” cinwaankaasi oo ay kala qoreen wargeysyada Wall Street Journal & Daily Mail oo maqaal dheer ka...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka ee mashruuca SHIIP...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo la filayo in ay go’aan ka soo saarto Eedeysanayaasha Musuq-maasuqa...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa lagu wada inka soo saarto xukun dacwad loo haystay Saraakiil ka ka laka tirsan qaar ka mid ah hay’addaha dowladda,Xafiiska...
Ciidamada Amniga oo Fashiliyey laba Qarax oo Khawaarijtu rabeen in ay soo geliyaa Guddaha...
Dhuusamarreeb:- Ciidamada ammaanka ayaa saaka ka hor tagay laba gaari oo Khawaarijta Al-shabaab ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha qarxa oo ay doonayeen inay gudaha...
Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Djibouti kula kulmay Wasiirka Difaaca Mareykanka, Lloyd Austin, isla markaana ka wadahadley iskaashiga milateri...
Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Ibraahin Sheekh Muxyadiin ayaa kormeeray maanta taliska guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab , isagoona kulan la qaatay taliyaha guutada,...










