Wararka

Wasiirka Arrimaha Guddaha XFS oo golaha shacabka horgeeyey Hindise sharciyeedka Dad-dhigista

0
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta hordhigay golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Hindisaha-sharci ee Dad-dhigidda...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska oo qabtay mudaharaad ay ku diidan yihiin damaca gurracan...

0
London:-Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka UK oo ku hor banaan baxay safaarada Itoobiya ee dalkaas si ay uga dhiidhiyaan damaca guracan ee ay...

Mareykanka oo duqeeyay bartilmaameedyo ku yaalla Suuriya iyo Ciraaq

0
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in ay duqeeyeen 85 bartilmaameed oo ku yaalla Suuriya iyo Ciraaq si ay uga aargoostaan dagaalyahannada ay taageeraan...

SHEEKADII EEDDO MAAD ISKA JOOGTID!

0
Beri baa nin muudal/dhabcaal ah waxaa u soo martiday sodohdiis, oo sodcaal dheer reerkeedii kaga timi, gabadheedana dhibaad iyo dheef kaleba ugu soo caga...

SHEEKADII NINKII CIRKA WEYNAA

0
Beri baa nin safar ah u soo hoyday reer meel baadiye ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa,...

Wasiirka Maaliyadda XFS shir muhiim ah khadka kula yeeshay Wasiirada Maaliyadda Maamul goboleedada

0
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐Œ๐ฎ๐๐š๐ง๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐ˆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐-๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ž๐ž๐๐ฒ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐“๐š๐ฅ๐ž๐ž๐Ÿ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š. Shirkaan oo uu qabanqaabadiisa lahaa...

Madax ka tirsan DFS oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay daahfurka Adeegga caymiska Caafimaadka

0
Masโ€™uuliyiin katirsan dowladda F.S ayaa ka qeyb galay xaflad lagu maamuusaayey daahfurka Adeegga caymiska Caafimaadka oo markii ugu horeysay laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho. Xafladdaan oo...

Kenya:Qarax gaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca boqolaal kale

0
Ugu yaraan 2 qof ayaa ku dhintay Magaalada Nirobi, 222 kalena waxaa soo gaaray dhaawac ,kadib markii Gaari xamuul ah oo siday gaas ย uu...

Maxaa looga hadlay shirka todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada?

0
Ku simaha Raโ€™iisul Wasaaraha ahna Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga, qorshaha la dagaallanka khawaarijta iyo...

Shacabka degan Dhulkii Dab-damiska & Hoggaanka Dhismaha Boliska oo lagu amray in ay ka...

0
Boliska Soomaaliya ayaa markale ku celiyey in kama danbees Arbacada soo socoto laga guuro Dhulkii Dab-damiska iyo Hoggaanka Dhismaha Boliska oo ku yaal gobolka...