Maamulka gobolka Banaadir oo Gacanta ku soo dhigay Shirkado Lacago been abuur ah ka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Gacanta kusoo dhigay Shirkado Lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolku sheegay...
Washington oo Israa’iil kala hadashay wax kabadalka Dagaalka Qaza
La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan, ayaa Wasiirka arrimaha istaraatiijiyadda Israa’iil Ron Dermer, kala hadlay in ay u gudbaan marxalad ka duwan dagaalka...
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo faray Shirkadaha ka shaqeeya dhismaha inay kor u...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa ka qayb galay xuska sannad-guurada tobnaad ee shirkadda...
Ciidamada deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo gacanta ku dhigay Saddex ka mid ah...
Xoogaga Macawisleyda ee deegaanka Cadcadey ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa gacanta ku dhigay saddex ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta, iyaga oo ku wareejiyay Ciidanka...
Turkiga oo ogolaaday in Sweden ay ku biirto NATO
Guddiga xiriirka arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Turkiga oo kulan ku yeeshay gelinkii danbe ee shalay magaalada Ankara, ayaa ansixiyay ka mid noqoshada Sweden Ururka...
Guddoomiye Madaale oo ka qeybgalay sanad guurada 11-aad ee dib u aas-aasida Waaxda Gurmadka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda xuska sanad guurada 11-aad ee dib u...
Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga oo maanta Olole indho fiiqis ah ka bilowday gudaha...
Hay’adda Bisha Cas Turkiga ayaa maanta olole caafimaad oo indho fiiqid ah ka bilowday magaalooyin badan oo Soomaaliyeed, oo ay ka mid yihiin Muqdisho,...
Siihayaha Safaaradda oo ka qayb galay kulan diimeedka 16aad ee soo qaban-qaabisay xarunta Towxiid...
Kampala:- Furitaankii shirwaynaha 16aad ee Markaz Al-Towxiid ee Magaalada Kampala ayaa waxaa ka qeybgalay Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Kampala Mudane Cabdiladiif Maxamuud Cali.
Mudane Cabdiladiif...
Ra’iisul Wasaaraha XJFS oo la kulmay Xil. Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiilada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Gobolka Minnesota...
80 ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay dagaalkii magaalada Caad
Caad:- Taliyaha ciidanka Dhulka Xoogga dalka General Dayax Cabdi Cabdulle oo Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay xogta rasmiga ah ee dagaalka dhawaan ka dhacay...










