Wararka

Bannaan-baxayo gilgilaya magaalada Muqdisho oo looga soo horjeedo damac Itoobiya ee doonista badda Soomaaliya

0
Bannaan-baxyadaan ayaa ka dhacay caasimada Muqdisho waxaana ay qayb ka ahayeen bannaan-baxayo maalmihii la soo dhafay ka dhacayay dalka,dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday...

Ra”iisul wasaare Xamse oo ku biiray Mudaharaadka ka socda Muqdisho

0
Ra”iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda qaranka oo ku biiray Banaan baxa ka socda qaybaha kala duwan ee magaalada Muqdisho. Ra”iisul wasaaraha ayaa socod...

Duqeymo weli ku socda Gaza iyo Maxkamadda ICJ oo qaadeysa dacwad ka dhan ah...

0
Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) ayaa lagu wadaa inay maanta dhegeysato dacwad ay soo gudbiyeen Koonfur Afrika oo ku saabsan in Israa’iil ay...

Dibad baxayo waaweyn oo looga soo horjeedo damaca gurracan ee Itoobiya ay ku dooneys...

0
Waxaa magaalada Muqdisho Sacadaha soo aadan gilgili doona dibad baxayo waaweyn oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ee ku Aadan  dhulka iyo Badda Soomaaliya,Bartamaha...

Ciidamo ka tirsan ilaalada Xeebaha Soomaaliya oo Tababar loo soo xiray

0
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda JFS Xildhibaan Saadam Maxamud Cabdi ayaa tababar usoo xiray Askar ka tirsan Ciidanka ilaalada Xeebaha ee...

Muqdisho oo uu ka dhacayo Mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo damaca liita ee...

0
shalay ilaa xalay waxa Magaalada Muqdisho ka socday qaban qaabadda Mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo damaca liita ee Itoobiya ku doonayso qayb ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xoghayaha guud ee QM kala hadlay xaaladda gobolka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey mudane António Guterres ayaa...

Wasiirka waxbarashada oo guddoomiyey kulanka abaabulka banaanbaxyo Muqdisho ka dhacaya

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa shir gudoomiyey kulanka guddiga qabanqaabada banaan baxa difaaca gobonimada...

Diyaarad ay la socdeen Soomaali iyo Ajaaniib oo ku dhacday deegaan ay ka taliyaan...

0
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca (helicopter) oo ay leedahay Qaramada Midoobay, loona adeegsado dhanka gurmadka degdegga ah oo caawineysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee Kuwait

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khadka teleefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Kuwait, Shiikh Dr. Maxamed Sabaax...