Mas’uulin ka tirsan hay’adaha amniga oo soo xaadiray kulan ciyaareed u dhexeeya Horseed iyo...
Kulan ciyaareed u dhexeeya kooxaha Kubadda Cagta Horseed iyo Heegan oo kala matala Ciidamada Boliiska iyo Milatariga ayaa galabta lagu qabtay Garoonka Ciyaaraha Stadium...
Hay’adda NISA oo qabatay 3-dhalinyaro ah oo Khawaarijta wada shaqayn la yeeshay
Hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigtay 3-dhalinyaro ah oo dhawaan laga dhex arkay muuqaalo ay duubtay kooxda Khawaarijta,...
Madaxweynaha JFS oo ku marti-qaadan Kulan Dadweyne ay qabaneyso Madasha Minbar
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku marti-qaadan Kulan Dadweyne oo ay qabaneyso Madasha Minbar initiative oo shacabka Soomaaliyeed ay ku waydiinayaan su’aalo...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya:
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mar kale ka hadley muhimadda dhameystirka dastuurka, guulaha ay...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu ku qaabilay Xildhibaan Hodan Xasan oo ka...
Maamulka gobolka Banaadir oo Gacanta ku soo dhigay Shirkado Lacago been abuur ah ka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Gacanta kusoo dhigay Shirkado Lacaga been abuur ah ka qaadayay Bajaajleyda ka howl gasha Muqdisho, waxa uuna maamulka Gobolku sheegay...
Washington oo Israa’iil kala hadashay wax kabadalka Dagaalka Qaza
La taliyaha amniga Qaranka Mareykanka Jake Sullivan, ayaa Wasiirka arrimaha istaraatiijiyadda Israa’iil Ron Dermer, kala hadlay in ay u gudbaan marxalad ka duwan dagaalka...
Wasiirka Howlaha Guud ee XFS oo faray Shirkadaha ka shaqeeya dhismaha inay kor u...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sh. Bashiir ayaa ka qayb galay xuska sannad-guurada tobnaad ee shirkadda...
Ciidamada deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo gacanta ku dhigay Saddex ka mid ah...
Xoogaga Macawisleyda ee deegaanka Cadcadey ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa gacanta ku dhigay saddex ka mid ah maleeshiyaadka Khawaarijta, iyaga oo ku wareejiyay Ciidanka...
Turkiga oo ogolaaday in Sweden ay ku biirto NATO
Guddiga xiriirka arrimaha dibadda ee Baarlamaanka Turkiga oo kulan ku yeeshay gelinkii danbe ee shalay magaalada Ankara, ayaa ansixiyay ka mid noqoshada Sweden Ururka...










